Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025  admin  

Hey’adda IMF oo shaacisay in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaanka dib u eegista 5-aad ee barnaamijka Deyn Cafinta Hey’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib u eegista 5-aad ee Barnaamijka ECF ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo deyn cafinta Soomaaliya. Hey’adda IMF ayaa warbixintaan ay soo saartay waxay ku sheegtay in iyadoo […]

16th March 2025  admin  

Dalka daynta ugu yar lagu leeyahay dunidan Masiibooyin, qaraxyo iyo xitaa dagaalka Ukraine midna ma sababin deynta sare u kacday ee lagu leeyahay dalka yar ee Brunei sida ku dhacday dalal badan. Inkasta oo adduunka intiisa kale ay qasab ku noqotay in la dhimo kharashaadka ku baxa dadweynaha si wax looga qabto saamaynta Covid-19 ama […]

16th March 2025  admin  

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Guddoomiyaha SoDMA Wafdi uu horkacayo GGuddomiyaha ey’adda Mareynta Masiibooyinka Qaranka SoDMA Mahamoud Moallim Abdulle oo booqasho kujooga Caasimadda Dowlada #Puntland ee #Garowe ayaa kulan laqaatay madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxwaynaha puntiland Mudane Axmed cilmi Cismaan Karaash Kulankaas ayaa looga wadahadalay xaaladaha Bani’aadannimo ee kajira deeganada #Puntland […]

16th March 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Uganda tababar ugu soo xiraya cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo […]

16th March 2025  admin  

Daawo:Af-hayeenka Guddida 33-ka Dhulbahante oo ka hadlay Dagaalka Laascaanood ka socda

16th March 2025  admin  

Ma Anigoo Harti ah, Wiil Majkeerteen ka si ah ayaad i waydiinaysaa waxaan u imid gobolka Sool. Waa Geesi Geesi dhalay oo maanta dagaalkii lagu qabtay oo si geesinimo ah uga jawaaabay hadal jilicsan oo ay waydiiyeen jabhadda SNM