Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025  admin  

Jubbaland oo bogaadisay guulaha laga gaaray dagaalka dib u xoreynta ee ka dhanka ah Khawaarijta Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan, gaar ahaan  xaaladda amniga guud iyo dagaalada dib u xoraynta ee ka socda Inta badan deegaannada Jubbaland, kuwaas oo […]

16th March 2025  admin  

Shiikh Aden Madooboow Ilaahay kabaq oo Hantidayda iisoo celi. GUDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA SHIIKH AADEN MADOOBE OO LOO HAYSTO HANTI DAD WAYNE

16th March 2025  admin  

Maxay beesha caalamku ku cadaadisay Puntland kadib shirkii Baydhabo? Sida laga war qabo maamulka Puntland dhawaan kama qayb galin shirkii Wadatshiga Qaran ee ka dhacay magaalada Baydhabo ee Koofur Galbeed Soomaaliya. Shirkaan oo ay ka qayb galeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, raysal wasaare Xamse Cabdi Barre iyo madaxda maamul-goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubaland […]

16th March 2025  admin  

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hargeeysa ayaa soo bandhigay maxaabiis lagu soo qabtay dagaalkii dhawaan ka dhacay dulleedka magaalada Laascaanood. Qaar kamid ah maxaabiista ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka la isla dhex marayo baraha bulshada ee ah in la jirdilay iyaga.

16th March 2025  admin  

Gabdhaha degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa Deeq Ku dhawaad 3 Tiro oo Adhi ah iyo Gaadhi Raashi

16th March 2025  admin  

Qaraal kasoo baxay Safaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu yir”Deeq-bixiyayaasha caalamiga ah waxa ay maanta la kulmeen Madaxweynaha Puntland, waxaana hoosta laga xariiqay muhiimadda ay leedahay in Puntland si wanaagsan ugu qeyb qaadato horumarka dawlad-dhiska Soomaaliya, oo ay ku jirto ka-qaybgalka kulamada Golaha Wadatashuga Qaran”