Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025 admin
“Aniga waxaan qabaa Dagaalka khatarta ku ah qaranimada in uu yahay kan laascaanood,oo uu ka muhiimsanyahay midka Alshabab lagula jiro”Shir jaraa’id mid kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay Madaxweynaha iyo ra’iisul Wasaaraha.

15th March 2025 admin
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaaraaid ku qabtey magaalada Garowe ayaa ka hadley laynta iyo barakicinta lagu hayo shacabka Sool iyo arimo kale.

15th March 2025 admin
Muxuu gudoomiyaha Bangiga Adduunka uga walaacsanyahay daymaha Shiinaha uu siiyo Afrika? Gudoomiyaha Bangiga Adduunka ayaa BBC-da u sheegay inuu ka walaacsan yahay qaar kamid ah deymaha waddanka Shiinaha uu ku bixinayay horumarinta dhaqaalaha Afrika. David Malpass ayaa sheegay in shuruudaha lagu xirayo daymahaas ay yihiin inay noqdaan kuwo “aad loo daah-furo”. Hadalka waxa uu imanayaa […]

15th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka Kumeel Gaarka ah ah, ayaa tilmaamay muhiimadda uu dalka u leeyahay dhameystirka dastuurka. Dastuurka Kumeel Gaarka ah ee dalka oo muddo dheer qabyo […]

15th March 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimah. Madaxweyne Xasan Sheek ayaa tilmaamay in Dowlada Federaalka ay ka go’an tahay xaqiijinta midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, si taas loo gaarana ay u baahan tahay talo wadaag, is dhageysi, wadahadal iyo in xal waara laga gaaro tabashooyinka jira ee […]

15th March 2025 admin
Taliye Xanaano oo lagu amaanay inuu culays badan ka dul qaaday gobolka Sool Ciidanka uu hogaamiyo Fuaad Warsame Seed, ayaa lagu amaanay inay culays badan ka dul qaadeen gobolka Sool oo ay aamusiyeen qoriga Kaaraha. Ciidankan ayaa maanta waxa dagaalka uga geeriyooday Sarkaal khibrad ciidan oo fog lahaa Allah ha u naxariistee Mukhtaar Cabdisalam Cali […]