Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025  admin  

Boosaaso Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday Xarunta Ganacsiga ee Al Macruuf waxaa jira Dhaawac iyo Dhimasho .duqa degmada Boosaaso XAsan Cabdalla Xasan ayaa ka warbixiyey

15th March 2025  admin  

Siyaasi SNM AH oo ku ede darooday Isimada BEESHA Dhulbahante iyo guud ahaan beelaha Harti ee ay deriska yihiin, isaga oo difaacay FALAAGADA BEESHIISA AH EE doonaysa inay dalka kala gooyaan. Sii hayaha Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa isaga oo la hadlaya gole ay ku kulmeen beeshiisa magaalada Muqdisho ku aflagaadeeyey Isimada beesha […]

15th March 2025  admin  

WasaaraddII musuqmaasaqu hareeyey ee ku caan baxday qadaraas soo fiirso ayaa loo soo magcaabay mid aan dhaqan iyo aqoon toona lahayn, oo xilka ku mutaystay ” FARMAAJO WAA MAREEXAAN” Dowladnimo Xaal qado. When you appoint an unscrupulous person to a role, you get chaos. This individual used to be a hooligan just a few months […]

15th March 2025  admin  

Haddii horay Jaamacaddii Camuud u noqotay Irir samaale maantana dekedii Ber bera ayaa noqotay meel la sheegay in Irir samaale qura ay wax uga soo degi karaan "Berbera port belongs to Irir Samaale" deputy director of the port. These people are emotional, not strategic thinkers. Now, Berbera is losing its market share so drastically. pic.twitter.com/muD4G1BvHp […]

15th March 2025  admin  

Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Ku-simaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Marwo Anita Kiki Gbeho, waxaana uu uga mahadcelayay dowrka Xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha Dowlad dhiska iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya. Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha beesha Isaaq Mudane […]

15th March 2025  admin  

Beesha degta gobolka Awdal oo Isimadooddii iyo Siyaasiyiintoodiiba ay taageereen dagaalka argagixisada ee Jabhadda SNM ku soo qaadeen goolka Sool