Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025 admin
Kaligii Taliyaha Jabuuti oo hub iyo rAashin u soo diray maleeshiyaadka SNM ee xasuuqa iyo Barakicinta ka wada gobolka Sool. Kaligii taliyahan Jabuuti ee u diiday inay Soomaaliya cagaheeda ku istaagto ayaa sidoo kale ka cusumay dalkiisa inay ku wada hadlaan labada hogaamiye ee Muqdisho iyo Hargaysa Raali ka noqo haddaad maqasho af xumo aadan […]

15th March 2025 admin
WAR-SAXAAFADEED Magacaabis la yaab leh In kabadan labo bilood waxaa magaalada Laascaanood ka socda dagaal xasuuq ah oo ay ciidamada Somaliland doonayaan in ay Gooni-goosad khasab ah ku meel mariyaan. Colaadda Laascaanood ayaa keentay barakaca in ka badan 200 (labo boqol oo kun oo shacab), Dhimasho, Dhaawac iyo burbur hantiyeed oo baaxad leh. Baahida ugu […]

15th March 2025 admin
Daawo muuqaalka Imaamka ay bisadda garabka ka fuuleyso ee indhaha caalamka soo jiitay Kaamaarad si toos ah u duubeysay misaajid laga tukanayay salaadda taraawiixda ayaa muujineysa Imaam misaajid oo ay yaanyuur ku boodeysa oo ay ku dul socoto. Bisadda ayaa si tartiib ah u fuushay garabka Imaamka oo tujinayay taraawixda. Muuqaalkan oo baraha bulshada aad […]

15th March 2025 admin
Golaha dagaalka SNM oo ku dhawaaqay in Laascaanood xoog ku qabsanayaan. Golaha dagaalka jabhadda SNM oo uu shir gudoominayey Gudoomiyahooda Muuse Biixi . ayaa qodobo ay soo saareen waxa ka mid ah in laga SIFAYNAYO laascaanood Hartiga hadda ku sugan ee Gurmadka ugu yimid reer Sool “Si aan uga sifayno kuwa hadda ku sugan Laascaanood […]

15th March 2025 admin
Iran iyo Sacuudiga oo wacad ku maray inay nabad ka dhigaan Bariga Dhexe Diblomaasiyiinta ugu sarreeya Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa Khamiistii ku kulmay Beijing, ayaga oo ballan-qaaday inay ka wada shaqeeyaan in “amni iyo xasillooni lagu soo dabbaalo gobolka qalalaasaha badan ee Bariga Dhexe, kadib heshiis ay dhex-dhexaadisay China. Bayaan wadajir ah oo lasii […]

15th March 2025 admin
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta, heshiisyo iyo siyaasado qaran oo muhiim u ah dalka. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen. Mahad […]