Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th March 2025  admin  

Hogaamiyihii Irir samaale oo Jabuuti ku soo dhoweeyey Ergaygii Madaxweynha Soomaaliya u magcaabay beesha Isaaq. Kaligii taliyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, ahna gudoomiyaha Ururka Irir samaale ee geeska Afrika, oo maalmahan danbe ku mashquulsanaa sidii loo hakin lahaa ama loo jebin lahaa Jamaahiirta gobolka Sool ee doonaysa inay ilaaliyaan midnimada Soomaaliya ayaa Caawa dalkiisa kula […]

16th March 2025  admin  

Dekaddii Berbera wax kama soo degaan, suuqii Tog wajaale waa xiran yahay, kantarooladdii Laascaanood Tukaraq iyo Caynabo albabaabadaa loo xiray . Waaan ka baqayaa inaan is cuno / Hoos ka daawo wasiirka beeraha maamulka SNM Abdul qaadir Iiman Warsame oo ka hadlaya busaaradda ka jirta ISAAQLAND

16th March 2025  admin  

Nin dilaa ah oo loo diiwaan geliyay inuu isku gubay gudaha xabsigii uu ku jiray oo la qabtay Nin kufsi iyo dil loo haystay oo ka baxsaday xabsi ku yaalla dalka Koonfur Afrika, kaddib markii uu been abuur ka sameeyay geeridiisa ayaa lagu xiray dalka Tanzania. Thabo Bester ayaa muddo sanad ah ka maqnaa xabsiga […]

16th March 2025  admin  

Hal xil & laba Maamul: Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa guddoomiyihii hore Maxkamadda-sare ee Galmudug oo laba beri ka hor iska casiley xil kaasi u magacabay Guddoomiyaha Maxkamadda-sare ee Hbeelle

16th March 2025  admin  

Hooleey oo beelaha Hawiye ka codsaday inay u soo ururiyaan qaaraan Ninka ku magcaaban Godoomiyaha Ururka Irir samaale Hooleey, oo maalmahan ku sugnaa qaar ka mid ah gobolada waqooyi ee Soomaliya ayaa sheegay in lacag ay u soo dirtay Shirkadda Hormuud ee beesha Duduble ee uu ka soo jeedo u soo dirtay ay ka dhamaatay

16th March 2025  admin  

Faadumo Jabriil – BoqortDEooyaddii ka jirtay degaanada Maakhir, Soomaaliya