Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025  admin  

Nin dilaa ah oo loo diiwaan geliyay inuu isku gubay gudaha xabsigii uu ku jiray oo la qabtay Nin kufsi iyo dil loo haystay oo ka baxsaday xabsi ku yaalla dalka Koonfur Afrika, kaddib markii uu been abuur ka sameeyay geeridiisa ayaa lagu xiray dalka Tanzania. Thabo Bester ayaa muddo sanad ah ka maqnaa xabsiga […]

15th March 2025  admin  

Hal xil & laba Maamul: Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa guddoomiyihii hore Maxkamadda-sare ee Galmudug oo laba beri ka hor iska casiley xil kaasi u magacabay Guddoomiyaha Maxkamadda-sare ee Hbeelle

15th March 2025  admin  

Hooleey oo beelaha Hawiye ka codsaday inay u soo ururiyaan qaaraan Ninka ku magcaaban Godoomiyaha Ururka Irir samaale Hooleey, oo maalmahan ku sugnaa qaar ka mid ah gobolada waqooyi ee Soomaliya ayaa sheegay in lacag ay u soo dirtay Shirkadda Hormuud ee beesha Duduble ee uu ka soo jeedo u soo dirtay ay ka dhamaatay

15th March 2025  admin  

Faadumo Jabriil – BoqortDEooyaddii ka jirtay degaanada Maakhir, Soomaaliya

15th March 2025  admin  

Muxuu Mustafe Cumar ka yiri hadalkii Abiy Axmed ee buurta Kaaraamardha? Dhawaan ayay ahayd markii uu Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed uu goob fagaare ah oo uu kusoo bandhigayay buug uu qoray ka sheegay in loo baahan yahay in buurta Kaaraamardha taallo looga dhiso askartii Itoobiya kaga dhimatay dagaalkii 1977. Shacabka Soomaalida ayaa aad uga […]

15th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Ilaalinta Arrimaha Rayidka  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaabay Ergayga Gaarka Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane Maxamed Cabdi Waare. Ra’iisul Wasaare Xamse, ayaa ku tilmaamay […]