Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th March 2025  admin  

Markab sida qalab lagu ballaarinayo dekkedda Boosaaso ayaa ku soo xirtay dekkeddaas. Dekkedda Boosaas ayaa noqotay mid mashruuceeda ballaarinta uu muddo dheer soo jiitamayey, waxeeyna dadka ka muujinayaan shaki aad u ballaaran in lagu guulleeysan doono dhammeeystirkeeda.

15th March 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni, kulan hordhac u ah shirka saddex-geesoodka  dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ra’iisul Wasaare Meloni  qorsheyaasha hirgalay ee dalka lagaga xoreynayo argagixisada iyo […]

15th March 2025  admin  

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo si qaab daran loo magcaabay S/Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta ku wareejiyay Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir cadad gaadiid ah si loogu xoojiyo amniga Caasimada iyo Nawaaxigeeda, Gaadiidkan ayaa wax badan ka taridoona baahida gaadiid xumo ee horay ujirtay, Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/Sarre Mahadi […]

15th March 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo iska kaashanayo Mashruuc lagu horumarinayo wax soo saarka dalka Mashruucan maalgalinta ah waxaa iska kaashanayo Baanka Aduunka, Hay’adda Garaara iyo dowladda Soomaaliya, qiimihiisana uu gaarayo 7.9 Milyan ayaa hadafka laga leeyahay ay tahay sidii loo kobcin lahaa awooda bankiyadda Soomaaliyeed in ay yeeshan in door wanaagsan ka qaadan karaan […]

15th March 2025  admin  

Maxay tahay sababta uu Shiinaha u dhoofsanayo kumannaan kun oo daanyeer ah? Dowladda Sri Lanka ayaa qorsheynaysa inay Shiinaha u dirto daanyeer gaaraya 100,000, sida uu BBC u xaqiijiyay wasiirka beeraha Sri Lanka, Mahinda Amaraweera. Wuxuu sheegay in hadda ay socdaan wahadallada Shiinaha loogu dirayo daanyeerka kadib Shiinaha uu soo codsaday in loo soo diro […]

15th March 2025  admin  

Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga oo ku shiraya Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga. Shirkan saddex geesoodka ah ayaa hoggaamiyeyaasha saddexda dal waxa ay […]