Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th March 2025 admin
Hannaanka iyo shuruucda u dagsan daweynta ee dalka Holland, ayaa waxay tilmaamayaan in deeq-bixiyaha Shahwadda aanu waalid/aabbe u noqon Karin in ka badan 25 carruur ah, oo ka kala tirsan 12 qoys. Laakiin garsoorayaasha, ayaa sheegay in ninkan uu horseed ka ahaa ku soo saarista Shahwaddiisa caruur gaaraysa inta u dhaxaysa 550 ilaa 600, tan […]

14th March 2025 admin
Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga oo wajahaya xulka Algeria. Kulanka ayaa soo dhici doona caawa 10:00 pm ee habeenimo waxaana lagu ciyaari doona Garoonka Nelson Mandela Stadium.
14th March 2025 admin
Jackie Rahm Little, oo 36 jir ah aaya loo qabtay Masaajidaddii la gubay.

14th March 2025 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

14th March 2025 admin
Hoggaamiyaha koox diimeedka Kiristanka ee dalka Kenya, ayaa lagu wadaa in toddobaadka soo socda la soo taago maxkamad, iyadoo ay weli socoto soo saarista meydadka laga helay xabaal wadareedyo ku yaalla halka ay ku yaallaan xarumihii cibaadada ee isagu maamuli jiray. Ugu yaraan 90 qof, ayaa illaa iyo haatan la helay meydadkooda. Baadari Paul Nthenge […]

14th March 2025 admin
Waxa Baraha Bulshada qabsaday dacaayad raqiis ah oo qofkii caqligiisu shaqaynayo uu garan Karo in ujeedo laga leeyahay oo LA doonayo in layska hor keeno beelaha walaalaha ah ee Dhulbahante IYO Warsangeli Dacaayadan ujeedada laga leeyahay aaya lagu Sheegay in jidka Ceeldaahir IYO Ceerigaabo la Mariyo hub u socda jabhadda SNM. Haddi warkani uu run […]