Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th March 2025 admin
Ugu yaraan siddeed ka mid ah saxafiyiinta BBC ayaa maanta macsalaameeyey hawshii ay ka hayeen BBC. Saxafiyiintaas ayaa muddooyin kala duwan ka soo shaqeeyey BBC, waxaana ka mid ah Cabdifataax Ibraahim Cagayare, Axmed Maxamed Ibraahim (Nagaashe), Ciise Xaaji Cabdulle, Faaduma Yusuf Siciid (Taxadar), Mucaawiya Muxumad Buraale, Maxamed Shiil Xasan iyo Cabdiraxmaan Xaaji Caddow. Shaqo ka […]

12th March 2025 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Fulinta Barnaamijyada Cunnada Adduunka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay wafti ay hoggaamineyso agaasimaha Fulinta ee hay’adda Cunnada Adduunka Marwo Cindy McCain. Madaxweynaha dalka Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Marwo Cindy McCain ayaa ka wadahadlay horumarinta barnaamijyada cunnada Soomaaliya, […]

12th March 2025 admin
Caaqilka guud ee beesha Gaashaanbuured ee Warsangeli ayaa maanta Garowe martiqaad ugu sameeyey Isimada dhaqanka ee beesha Dhulbahante.

12th March 2025 admin
Askari ka tirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah wasiirada dalkaasi oo sida la sheegay uu ilaalo u ahaa. Charles Okello Engola oo ahaa wasiir ku xigeenka jinsiga iyo shaqada, sidokalana ahaa sargaal ciidan oo howlgab ah, ayaa lagu toogtay gudaha gurigiisa subaxnimadii hore ee saaka. Afhayeenka Baarlamaanka Uganda ayaa xaqiijiyay geerida […]

12th March 2025 admin
Fiqi oo si qabyaaladaysan uga jawaabay shaqo abuurkii qoyska Madaxweynaha lagu shaqaalaysiiyey. "Gabadhaydu xuquuqdii muwaadinimo kuma luminayso in aan Madaxweyne ahay…" MW Hassan Sheikh oo ka jawaabay in uu qoyskiisa xilal u magacaabay. pic.twitter.com/0ZunYgYouC — Mohamed Yusuf Bakayle (@MoBakayle) May 1, 2023

12th March 2025 admin
Deni oo madaxtooyada Puntland kula kulmay Isimada beesha Dhulbahante