Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th March 2025 admin
Saaxiibbadii Erdogan ee hadda ka raacay mucaaradkiisa Shacabka Turkiga ayaa Axada codkooda ka dhiiban doona doorasho lagu tilmaamay tan dunida ugu muhiimsan sanadkan 2023. Rajab Tayib Erdoğan oo Turkiga xukumayay labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa doonaya in xilka mar kale loo doorto shan sano oo cusub. Waxaa la saadaalinayaa in loolanka ugu adag […]

11th March 2025 admin
Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la xiray George Santos oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa la xiray Arbacada maanta ah, waxaana lagu eedeeyay musuqmaasuq, gacan-togaaleysi iyo xatooyo hanti dadweyne. Wuxuu hore u diiday baaqyo ahaa inuu is-casilo maadaama uu ka been sheegay shaqadiisa. Santos oo 34 […]

11th March 2025 admin
Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha SNM Muuse Biixi Cabdi, oo ahaa in Puntland ay qayb ka tahay colaadda muddaba ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Gacan ku dhiigle Biixi ayaa hadalkan ka sheegay khudbad sanadeed uu shalay ujeedinayay baarlamaanka beelaha Isaaq

11th March 2025 admin
Wasiirka Ganacsiga XFS oo qaabilay Safiirka Indonesia ee Soomaaliya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Maxamad Hery Saripudin. Labada mas’uul ayaa waxa ay ka wada hadleen Ganacsiga labada dal iyo sidii la iskaga kaashan lahaa horumarinta dhinacyada Dhaqaalaha […]

11th March 2025 admin
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ah Talaado booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar ee Doha , iyadoo garoonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka […]

11th March 2025 admin
WAREYSI GAAR AH: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wariyaha Laanta Af Soomaaliga ee VOA Nuux Muuse Berjeeb oo uga warbixiyey arrimo badan oo muhiim ah.