Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025  admin  

“Raga dhibaatada kawada Garoowe waxaa ugu horeeya Labadii Wasiir ee Gobolka Nugaal mudadii afarta sano ahayd xukuumadda ku meteleyay”

10th March 2025  admin  

Malleeshiyaadka SNMta ayaa lagu jebiyey dagaalkii ka dhacay tuullo Samakaab iyo Dhabansaar. Sidoo kale waxeey weerar kaga soo qaadeeyn magaaladda Laascaanood dhincyada Bariga iyo Galbeedka, taasoo Iyana cashar loogu dhigay. Waxaa jira dhimasho badan, gaadiid laga qabsaday iyo deegaano hor leh oo gacanta looga dhigay.

10th March 2025  admin  

Siyaasiyiintii beesha Ciise Maxamuud ee doonaysay inay Hagbad ku helaan hogaanka Puntland ayaa baaq soo saaray ay ku leeyihiin looma baahna Doorasho ka dhacda Puntland. Kooxdan ayaa wax badan kaga dayda kooxda Muqdisho joogta ee Caasimaddii Soomaaliya gaar isu siiyey .

10th March 2025  admin  

Madaxweynaha Shiinaha XI Jinping ayaa dalkii ku soo dhoweeyey madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki

10th March 2025  admin  

Shir looga hadlayo horumarinta magaalooyinka Soomaaliya oo ka furmay Kenya Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabsoomay shir ay soo aggaasintay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Machadka Tokiyo ee Horumarinta iyo Bankiga Adduunka, kaas oo looga hadlayo dib u dhiska iyo horumarinta magaalooyinka waa weyn ee dalka, sida Muqdisho, Baydhabo, Garoowe, Dhuusamareeb, Baladweyne iyo Kismaayo. Shirkan […]

10th March 2025  admin  

Mustafa Kemal Ataturk, taliye ciidan oo ka tirsanaa dowladdii Cusmaaniyadda, ayaa dhidibada u taagay Jamhuuriyadda casriga ee Turkey 1923. Waxa uu soo rogay xukun adag oo calmaani ah, oo kala sooca dowladda iyo dhammaan astaamaha diinta.Ilaa berrigaa, ciidanka ayaa afgembiyay afar dowlad oo ay u arkayeen inay halis ku yihiin xukunka calmaaniga ah. Xukunka noocaas […]