Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
Laamaha ammaanka ee magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota ayaa baaraya Masaajid ku yaalla magaaladaas oo dab la qabadsiiyey. Laamaha ammaanku illaa haatan may sheegin cid falkaas loo qabtay. Tirada masaajidda la weerarayo ayaa korodhay sannadkan, iyada oo masaajidkani noqonayo kii lixaad ee sannadkan gudihiisa lagu weeraro gobolka Minnesota. Haddaba weriyaha VOA Maxamed Bashir Cabdiraxmaan […]

10th March 2025 admin
Xafladdii 18 may, ay beesha Isaaq ku qabsan lahay magaalada Ceerigaabbo, ayaa dadkii iSugu ymid meeshii ay tuman lahaayeen waxa xooG ku banidaY midnimo doonka Soomaalida ee magaaladaas degan. Hoos ka daawo dadkii u yimid inay dhegaystaan heesihii caanka ahaa ee xuduudaha ayaan soo xiraynaa oo ay wada qaadi jireen Sahro Halgan iyo Faysal Cali […]

10th March 2025 admin
Gudoomiyaha ururka ugu d’ada weyn Soomaaliya ee USP, Siciid Qorsheel ayaa horay u sheegay in Calanka Soomaaliya loo hiiliyo. Nasiib xumo caasimaddii Somaaliyeed ayaa maanta looga dabaal degayaa Maro reer Gaar u leeyahay. Reerkaas oo donaya inay Soomaali inteeda kale ka go’aan oo xoog ku axaystaan deriskooda. Waana sababta keentay dagaalka hadda ka socda gobolka […]

10th March 2025 admin
Faah-faahin dheeri ah oo kasoo baxaysa laba nin oo dawladda Soomaaliya ay shalay ka cayrisay dalka Dawladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay dalka ka cayrisay laba nin oo u kala dhashay Jarmalka iyo Poland, kuwaas oo lagu kala magacabo Jocek Jozef Ochman iyo Ralf Bernhard Gehlig. Dawladdu rasmi ahaan uma sheegin sababta raggaas looga cayriyey […]

10th March 2025 admin
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Amiirka Dalka Qatar “SAWIRRO” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad Al Taani. Madaxweynaha Dalka Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiirka Qatar Mudane Sheekh Tamiim Binu […]

10th March 2025 admin
Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran soo-qabasho ah u jartay, Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, Ergeyga Ganacasiga MadaxweynahaSomalia, Khadar Faroole, gudoomiyaha Aran Jaan Maxamuud Shiddo iyo Maxamed Jaamac Faarax. Kooxdan oo Hal beel la soo wada jeeda ayaa lagu eedeeyey inay khal khal geliyeen amniga iyaga oo Hagbad Doon ah.