Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025  admin  

NISA oo sheegtay inay dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo u socotay Al-shabaab Ciidamada Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay ‘saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dejiyay garoonka iyo dekedda Muqdisho, sida uu sheegay wasiiru dowlaha Amniga Maxamed Cali Xagaa. Xagaa ayaa sheegay in […]

10th March 2025  admin  

Hadal-jeedintii Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ee maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hadaaftimo.

10th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Madaxweynaha ayaa berri oo Jimce ah ka qeyb gali doona Meertada 32-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo lagu gorfeynayo qadiyadaha wadajirka ah ee ay wadaagaan dalalka Carabta iyo arrimaha Gobolka Madaxweyne […]

10th March 2025  admin  

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in Maanta Wixii ka dambeeeya in ay xidhan tahy wadada isku xidha Laascaanod iyo Oog Ee ay urgufyada Jamhada SNM u isticmaali jireen marinta dhaawaca iyo saadkaIyadoo kooxda taagta daran ee SNM Ee ku godoonsan Goojacadana meeshooda loogu tagi doono “Shalay haddii aan Somaliland ka baryaynay la baxa wiilashiina, […]

10th March 2025  admin  

Muuse Biixi iyo SNMta kale ayaa inta badan lagu yaqaanaa ineey maalin kasta la yimaadaan been cusub, jahwareerin iyo taariikhda oo aan runta laga sheegin. Hadaba, Muuse Biixi khudbadiisii maanta waxa ka mid ahaa in uu yiri: Baarlamaankii Soomaaliland ee 33da ahaa markii ay 1960kii tageyn magaalada Muqdisho ineey markaasba dhimatay SHANTA SOOMAALI weeyn wixii […]