Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa si heer sare ah loogu dhoweeyey Xarunta Saladanada Warsangeli looga taliyo , Wuxuuna ka mid noqday intaay Saldanaddu jirtay madaxda tirada yar ee loo dhigay roogga Cas

10th March 2025  admin  

Waxaan La Ooyayaa Aniga Oo Gabadh Darood ah Ayaa Hargeisa Dhulkaygii Saraakiil Ciidan Igaga Dhaceen Waxaana Laygu Yidhi Ma Gaydid. Hooyo ka ilmaynaysa dhibaato ay ku hayso jabhadda SNM

10th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Kulanka ayaa looga hadlay tageerada ay Midowga Yurub ku bixiso dib u dhiska Dalka iyo mashariicyada kale duwan ee ay ka fuliyaan deegaannada Jubbaland, […]

10th March 2025  admin  

NISA oo markale gacanta ku dhigtay Konteenarkii 2-aad oo siday Saanad ciidan oo Khawaarijta loo waday Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa Dekadda Muqdisho ku qabatay Konteenar siday alaabo ay ciidamadu adeegsadaan oo ay ku jiraan Saanad ciidan kuwaas oo loo waday Khawaarijta Al-Shabaab. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane […]

10th March 2025  admin  

Madaxweynaha ayaa isaga iyo Caruurtiisa oo wada cimraysanayaa u magcaabay xil Gabadhii uu wiilkiisu qabay Waa loo dhashaa Wadani Alla Yaa Salaam-Qarshe

10th March 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane, Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa galabta Badhan-Sanaag ku soo dhaweeyey, Madaxweynaha DPL Siciid Cabdulaahi Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal shaqo kusoo gaaray Gobolka.