Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
Korneyl Xannaano oo kamid ah saraakiisha Sanaag iyo Sool kuna sugan furimaha dagaalka Laascaanood ayaa hadlay khilaafka ka taagan doorashada qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Nugaal Korneylku wuxuu yidhi: “Waxa aan canbaarayneynaa annaga oo ah saraakhiisa SSC-khaatumo, falka foosha xun ee isbaarada loogu dhigtay Garoowe Barnaamijka dimuqraadiyada Puntland, oo caawa keentay in dib loo dhigo […]

10th March 2025 admin
Caasimaddaha maamul goboleedyada iyo midda heer fedearal ayaa waxa ku soo kordhay reero ka sheeganaya dadkii kale caasimaddii lawadda lahaa. In badan waxaan maqalnay reer Muqdisho oo leh “Unnukaa iska leh Muqdisho” taas oo ah arrin aan u qalmin shacabka Soomaaliyeed. Muqdisho intii aan caasimadda laga dhigin sidee ayeey aheeyd? Waxaan filayaa in ay aheeyd […]

10th March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Sharma el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharma el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina. Waxay si gaar ah uga wada hadleen xoojinta mashaariicda Bangiga uu ka fuliyo Soomaaliya iyo sidii uu gacan […]

10th March 2025 admin
Mareykanka oo liiska madow ku daray xubno Al-Shabaab ah iyo shaqsiyaad ku xira⁹ Dawladda Maraykanka ayaa manata liiska madaw ku dartay xubno kale oo ka mid ah ururka Al-Shabaab iyo shaqsiyaad xiriir la leh kooxda. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha liiska madaw lagu daray ay ka mid […]

10th March 2025 admin
Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa si rasmi ah u hakiyey doorashadii qof iyo cod ee degmooyinka Garoowe, Godobjiiraan iyo Dangorayo ee gobolka Nugaal – sababo amni awgeed, sida ay sheegeen guddigu.

10th March 2025 admin
Maleeshiyaad ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud oo ku doodaya inaY Caasimadda gaar u leeyihiin, ayaa mar kale Isbaaro u dhigtay Sanaadiiqdii doorashada oo bililiqaystay Waraaqihii lagu codayn lahaa. Maleeshiyaadkan ayaa ka amar qaata Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xasan Abgaal iyo qoyska habaaran ee reer Faroole