Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th March 2025 admin
HADAFTIMO :-Dadweynaha Magaaladda Hadaftimo oo safaf dhaadheer ugu jira Goobaha. https://fb.watch/kLmyMVwRsY/?mibextid=NnVzG8
9th March 2025 admin
HADAFTIMO :-Dadweynaha Magaaladda Hadaftimo oo safaf dhaadheer ugu jira Goobaha Codbixinta si ay codkooda udhiibtaan. https://fb.watch/kLlPgrfLGZ/?mibextid=Nif5oz

9th March 2025 admin
GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA OO WAR-SAXAAFADEED KA SOO SAARAY DOORASHADII MAANTA KA QABSOONTAY 30-KA DEGMO EE DAWLADDA PUNTLAND.

9th March 2025 admin
Talaadadii la soo dhaafay, ayuu agaasimaha hay’adda Sirdoonka Soomaaliya, NISA, safar ugu amba baxay Washington, si uu ula kulmo saraakiisha sirdoonka Maraykanka CIA iyo tan dembi baarista ee FBI, oo uu casuumaad ka helay, sida uu noo sheegay sargaal ka tirsan Nabad-sugidda Soomaaliya. Labada dhinac ayaa la sheegay inay wada hadlo ka yeesheen dagaalka ka […]

9th March 2025 admin
Magaallooyin badan ayaa looga dareeray coddeeynta doorashada golaha deeggaanka ee Puntland, waxaana dadweeynaha ay ku jieen safaf dhaadheer si codkooda ay u dhiibtaan, dadkuna waxeey ahaayeen kuwo u dulqaadanya kulka qoraxda, roobka, dabeeysha iyo haraadka. Waxaa iyana cajiib ah inaad arkeeysa dad waayeel ah, kuwo aan socon karin oo la soo qaaday iyo kuwo carruuro […]

9th March 2025 admin
Waxaa si habsami leh u socota doorashada golaha deeggaanka ee Puntland. Shacabka qeeybihiisa kalla duwan ayaa si farxad leh u dhiibanayey codadkooda, iyadoona dadka badankiisa aysan welligood arag meel lagu coddeenayo. Dhinaca kalle, waxaa doorashadan si weeyn u soo dhaweeyay bulshada Soomaaliyeed dhammaantood, waxeeyna u arkaan mid horseedi doonta isla xisaabtan iyo horumar. sidoo kale […]