Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025 admin
Xildhibaan ka soo jeeda beesha Biyo maal ayaa Baarlamaanka dhexdiisa ka sheegay haddii nabad la rabo waa in sidaan rabno naloo yeelaa.

6th March 2025 admin
Xogta Guud ee Natiijada Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyaya Natiijada iyo liiska xildhibaanada Golayaasha degaanka degmooyinka Doorashada qof iyo codka ah ee Puntland ku soo baxay.Halkan kala socda liisaska xildhibaanada Golayaasha degaanka gobolada iyo degmooyinka.

6th March 2025 admin
Weftiga Caaqil Guud ee beesha Gaashaan-buur ee Warsangeli Caaqil Xaaji Siciid Caaqil Cismaan Caaqil Awaare ayaa maanta magaalada Laascaanood Kullan kula qaatay qaar ka mid ah Isimada Dhulbahante madaxda Khaatumo iyo xubnaha guddiga 45 ee dhowaan la soo dhisay.

6th March 2025 admin
La-taliyaha Madaxweynaha JFS oo kulan casho ah Muqdisho ugu sameeyey Isimada SSC Munaasabad ay ka soo qayb galeen wasiiro, mudanayaal ka tirsan labada gole ee baarlamaanka, isimo, gaarado, masuulyiin ka socday gobolka Banaadir, dhalinyaro, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munasabadaan oo casho sharaf ahayd ayaa waxaa lagu soo dhawaynayey isimada SSC ee ka yimid […]

6th March 2025 admin
Kulanka Baarlamaanka JFS oo looga dooday wax ka badalka Dastuurka KMG ah Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee Kalfadhiga 3-aad oo ay soo xaadireen 143 Xildhibaan. Ajendaha kulanka,ayaa ahaa soo gudbinta iyo Akhrinta Mooshinka wax ka bedelka kaabiska Dastuurka KMG […]

6th March 2025 admin
Madaxweyne ku xigeenka inaan magcaabo waa ku dhiiraday, anigoo ku dayeya kuwa uga soo horjeeda