Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Guushii Itoobiya ee Amxaarada ayaa laga xusay Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee Xaruunta maamuulka Koonfur Galbeed ayaa laga xusay 129 guuradii ka soo wareegtay maalintii Boqortooyadii Itoobiya dagaalkii Cadwa ku jebisay Gumaystihii Talyaaniga ee dalkaas weerarka ku qaaday. Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Baydhabo ayaa halkaas ku sameeyey dhoolla tus mileteri oo ay ku soo […]

30th April 2025 admin
Cadaymaha Cusbitaalo SIsaaqlandKu Yaala Oo Argagaxisada Daacish Qaybta Daweynta iyo Caafimaadka u Qaabilsanaa

30th April 2025 admin
Baabuur la jiirsiiyey dad isugu soo baxay Mannheim, Jarmalka Baabuur lagu jiiray dad ku sugnaa magaalada galbeedka Jarmalka ee Mannheim Isniinta maanta ah, ayaa sababtay dhimashada ugu yaraan hal qof iyo dhaawaca tiro kale. Dhacdadan ayaa saameyn ku yeelatay dabaaldegyada carnival-ka ee gobolka, halkaasi oo boolisku horey uga feejignaayeen suurtagalnimada weerarro amni darro. Afhayeen u […]

30th April 2025 admin
Maxay ku samaysay kitaabka quraanka haweeneydan lagu xiray jabuuti Wararka ka imaanaya jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegaya in dhawaanahan la arkayey Fiidiyow aad loo wadaagay oo muujinaya qof dumar ah oo jeex-jeexaysa kitaabka quraanka. Booliska Jabuuti ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen haweeneydaas. Madaxa adeegga booliska ee saldhigga booliska degmada labaad ee magaalada Jabuuti, Ibraahim Shamsaan […]

30th April 2025 admin
Xildhibaanno reer Jubaland ah oo sheegay in socdaalkii laga hor istaagay Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay eed xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay usoo jeediyeen madaxda ugu sarreysa dawladda oo ku aaddan in safar ay ugu ambabaxayeen magaalada Kismayo ay ka hor istaageen. Mudanayaasha qaarkood ayaa kulankii ay lahaayeen kusoo jeediyay in […]

30th April 2025 admin
Sida musqushan dahabka ka sameyysan ee qiimaheedu yahay lix malyan oo doolar loogu xaday shan daqiiqo Tuugo ayaa ka xaday qeybta lagu fariisto ee musqul dahab ah oo ku kacaysa lacag ka badan lix milyan oo doolar. Waxaa la qaday qasriga Ingiriiska ku yaal ee Blenheim Palace kadib markii ay soo qaadeen ‘weerar halis ah […]