Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025 admin
Maxamed Axmed Diiriye(Af-weyne Lugey) iyo qoyskiisa iyo guud ahaan beesha uu kasoo jeedo ma aha dad marti & qariib magaalada Boosaaso. Waxa qoray Axmed Jadiid Alle ayey mahad oo dhami u sugnaatey, Dhammaan dhalinyaradii daalimiintii ahaa ee falka foosha xun geysatey ganacta ayaa lagu soo dhigey oo hadda gacanta Sharciga ayey ku jiraan, mudankii la […]

6th March 2025 admin
Dekeda Magaalada Boosaaso Caawa Waxaa ka dhoofay 6 doonyo oo qaaday xoolo isugu jira Lo. iyo Ari kuwaas oo loo iibgeynayo dalalka carabta. Wasiiro ka tirsan Xukumada Puntland ayaa Booqday halkaas.

6th March 2025 admin
Axmed Madoobe oo caawa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo (Akhriso Magacyada Wareegto uu caawa soo saaray madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayuu maamul cusub ugu soo magacaabay Gobolka Gedo oo maamulkiisu bannaanka ka joog. Axmed Madoobe ayaa guddoomiyaha gobolka Gedo u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Jaamac, halka Cusmaan Nuux Xaaji (Macalimuu) u magacaabay […]

6th March 2025 admin
RW Xamxe Muxuu Guddigab uga reebay Harti Daarood? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga qaban-qaabada Xuska Sanad guurada 63-aad ee maalmaha xorriyadda oo ka kooban siddeed Wasiir iyo Guddoomiyaha […]

6th March 2025 admin
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargalisay Shirkadaha iyo Ganacsatada Shidaalka inay iska soo diiwaan galiyaan xarunta Wasaaradda.

6th March 2025 admin
Taliyihii ka goostay Maleesgiyaaka SNM oo BBC la hadlay Waxaa jiray warar la isla dhex marayey maalmahan, oo sheegayay in taliye katirsanaa ciidanka jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, inuu ku biiray ciidanka ka dagaalamaya gobolka Sool ee SSC. Sareeye Guuto Saleebaan Barre Geesood, oo ah abaanduule ku xigeenka ciidamada Somaliland ayaa sheegay […]