Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025  admin  

Caaqil Muuse Cali Muuse; Xildhibaano waxaan filayaa in isku xirnaan idinka dhexdiina ay fursad hormarin aad sameyn kartaan

6th March 2025  admin  

Senator Iftiin Xasan Baasto”Waxaa la gaaray Jubbaland xilligii ay doorasho gali laheyd mana aqbaleyno hal-maalin oo muddo kordhin ah”

6th March 2025  admin  

M. Culusoow, wuxuu dhexda ugu jiraa waa Ganacsato Turkiya oo doonaya inay Muqdisho maal gashadaan oo Bangiyo ka furtaan, Sida sawirka muuqata labada dhinacba waxa madaxweynaha a fadhiya waa ajaaniib oo meesha kama muuqato Sawir dawladeed. Markaad qoraalka hoose akhrido ayaad waxaad ku ogaanaysaa in madaxweynuhu markan u dhaqmayo inuu yahay Isima Hawiye Madaxweyna Soomaliya […]

6th March 2025  admin  

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga Joogtada ah ee Golaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha Shacabka, kaa soo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa. Kulanka waxaa goob joog ahaa […]

6th March 2025  admin  

Sahra Buulle: ninkeeda oo loo maleynayo inuu dilay ayaa la xiray Booliska magaalada Windsor ee dalka Canada ayaa dacwad dil ah kuso oogay nin kasoo jeeda gobolka maraykanka ee Michigan oo lala xiriirinayo in uu dilay xaaskiisa oo la waayey toddobaad ka hore. Brian Aaron Marbury oo 45 jir ah ayey booliska Canada ka qabteen […]

6th March 2025  admin  

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka warbixiyey dhismo iyo balaadhin lagu sameynaayo qaybo ka mid Garoonka diyaaradaha Boosaaso.