Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025 admin
Romania ayaa u yeertay safiirkeedii u fadhiyay Kenya isla markaana raaligelin ka bixisay kadib markii uu Afrikaanka la barbar dhigay daanyeerro. Dragos Tigau ayaa hadalkan ka sheegay kulan ka dhacay dhisme ay Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya 26-kii April. Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee AFP, Mr Tigau ayaa […]

6th March 2025 admin
Hor joogihii ugu sareeyey beelaha Harti ee u shaqayn jiray maamul beeleedka Isaaqland ayaa markuu xaqiiqda ogaaday is casilsy. Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Isaaqland Cabdirissaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa iska casilay dhammaan xilalkii uu ka hayay isaaqland Cabdirissaq Khaliif Axmed ayaa iska casilay xilka guddoomiyaha golaha wakiillada Isaaqland, xildhibaannimada golaha iyo sidoo […]

6th March 2025 admin
Dab demiyaal gaaraya 200, oo ka soo jeeda dalka Koonfur Africa ayaa markii ay soo gaareen gobolka Albera ee dalka Canada sida ay uga qayb qaataan ama uga caawiyaan kaymaha gubanaya ee dalkaas in la demiyo ,ayaa waxay bilaabeen dabaal deg iyo sida uga faraxsan yihiin inay Bani aadanimo uga qayb qaataan dab demiskan

6th March 2025 admin
Wasiir Soomaaliyeed oo qoraal uu qorat tirtiray, iyada oo la is waydiinayo wax ku khahsbi kara? Dhowaan ayeey ahayd markii Isimada beesha Dhulbahante ay Villa Wardhiigleey kula kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow. Kulankaasi markii uu dhamaaday, isla markiiba Villa Wardheegleey waxa laga soo saary qoraal kooban oo laga ilaaliyey wax kasta oo looga caraysiinayo Beesha […]

6th March 2025 admin
Ilhaan Cumar oo xil sare looga magacaabay Aqalka Wakiilada Ilhaan Cumar ayaa loo magacaabay ku-xigeenka hoggaanka xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee Guddiga Miisaaniyadda ee Aqalka Wakiilada Mareykanka. Guddigan ayaa mas’uul ka ah dejinta heerarka kharashka guud ee dowladda. Ilhaan, oo laga soo doorto gobolka Minnesota, ayaa horey xubin uga aheyd guddigan muddadii Congress-kii 116-aad. “Aad ayaan […]

6th March 2025 admin
Nin inta uu xaaskiisa jarjaray, hilibkeedana kariyay kadibna “bahal siiyay” “Meydka waa la jarjaray kaddibna waxaa lagu kariyey digsiga cuntada lagu karsado si ay u fududaato in tuuro, balse weli lama hubo in eeyaha la siiyay,” ayuu yiri taliye ku xigeenka booliiska Jayant Bajbaale. Haweeneyda 32-sano jir ah ayaa waxaa dilay saaxiibkeed oo ay ku […]