Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Laascaanood, ma waxay doonaysaa madaxweyne mise xorayn Soomaali diidka laga kiciyo? Laascaanood waa meel ay ka socoto sheeko la magac baxday Alfu-Layl, Waan Joognaa ee na Arka iyo magaalada aan iska dhex taxtaxaashno. Waxay sheekooyinkaas ku tusinayaan sida ciidanka yimid Laascaanood aysan diyaar ugu ahayn hawshii ay u yimaadeen oo ahayd sidii SNMta looga saari […]

19th May 2025 admin
Taliyaha ay Beesha Hawiye is hayaa oo horay u sheegay in dawladdu tahay Abgaal iyo Habar gidir

19th May 2025 admin
Magaalada Colombus ee gobola Ohio waxaa ka dhacay dil la sheegey in uu geystay wiil Soomaali ah, kaas oo toogtey gabar kale oo Soomaali ah oo la sheegey inuu xiriir kala dhaxeeyay.

19th May 2025 admin
Dacarta Cas waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya, hase yeeshee khubarada dhinaca seyniska waxay aaminsan yihiin inuu yahay geed dhif ah oo ay adag tahay in la helo. Horaantii sanadkii lasoo dhaafay, Dr. Mary Barkworth oo baratay Cilmiga Botony, kana ka tirsan Jaamacada Utah State University USA, ayaa geedkan oo afka […]

19th May 2025 admin
Mudada madaxweyne Xasan Culusoow xilka uga dhiman. Mala dhamaynaa kooxda AS dalka Soomaaliya oo dhan? Daawo jawaabta.

19th May 2025 admin
Gabadha laba jirka ah ee muranka ka dhex dhalisay Jarmlka iyo Hindiya Kiiska gabadhaan yar ayaa soo jeediyay dareenka dawladdaha Hindiya iyo Jarmalka. Kadib markii ay dad Hindi ah dibadbaxyo ka dhigeen magaalooyinku yaalla Hindiya, halka qurbajoog Hindi ah ay dibadbax ka dhigeen magaalooyinka Frankfurt iyo Darmstadt ee dalka Jarmalka. New Dwlhi, Dia ayaa ayaa […]