Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Waxaa maanta SNMta gacanta looga dhigay saldhigii Gooja Cadde, waxaana ku dhacay anfariir iyo argaggax kadib markii la burburiyey ciidankii joogay dhinaca Maraaga. Kibir illaahay ayuu u sugnaaday, mana jirto qof bini’aadam ah oo kibri kara, maantana SNMta waxeey hayaan mirihii xummaa ay beerteen ee kibirka, dhulka ayaa illaahay la simay, waxaana filaynaa in caqgli […]

19th May 2025  admin  

Hub ka dhigis lagu sameyey Maleeshiyaakii SNM ee ku sunnayd gobolka Sool. Ciidanka SSC, ayaa saaka u xoog sheegtay maleeshiyaadka SNM ee ku sugnaa Maraaga, taas oo sababtay in imarkii danbe hub ka dhigis lagu sameeyo maleeshiyaadkii beelaha Isaaq

19th May 2025  admin  

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa laga siidaayay xabsiga Fulton County ee magaalada Atlanta, ku dhawaad 20 daqiiqo oo uu halkaas ku jiray, kadib markoo lagu soo eedeeyay dambiyo la xiriiran isku daygii uu ku doonayay in uu ku baabi’iyo guuldaradii dib u doorashadiisa 2020-ka ee doorashadii gobolka Georgia. Waxa uu yimid xabsiga wax […]

19th May 2025  admin  

Maxaa ka danbeeya hadalka Mooryaanta Xamar ee Dekeda Garacad?

19th May 2025  admin  

Dawladda Xasan Culusoow oo Dekedda Garacad ku qabsatay shacabka iyo Dawladda Puntland

19th May 2025  admin  

Hadraawi, raali ma ka noqn lahaa sida qabyaaladaysan ee Dugsiga loogu magac daray Allah ha u naxariistee Sheekh Ibraahim, oo ka soo jeeday degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag, ayaa ahaa Sheekh aad looga yaqaanay gobolka Togdheer oo wax baray caruur tiro badan oo reer Togdheer ah. Sheekhan ayaa halkaa u tegay inuu si iskaa wax […]