Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th March 2025  admin  

Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa horey u soo qabtay xilal ciidan oo kala duwan, taasoo ay kamid yihiin Taliyaha Guutada 60aad Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka. Taliyaha ayaa ka soo jeeda beesha […]

4th March 2025  admin  

Maxaa laga ogyahay ninka xildhibaanku dhalay ee ku eedeysayn dilka gabdhaha Soomaaliyeed? Gabdhihii saaxiibbada ahaa ee habeenkii Jimcihii ku dhintay shil gaari ayaa maanta lagu aasi doonaa magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Waxaa aaskooda ka qeyb geli doona tiradii ugu badneyd, iyadoo bulshada magaalada Minneapolis aad ugu baroor-diiqayaan dhacdadan ay shanta qof […]

4th March 2025  admin  

Imaaraadka iyo Qatar oo dib u furay safaaradaha kadib sanado xiisad ah Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa Isniinta maanta ah ku dhowaaqay dib u furista safaaradaha ay ku kala leeyihiin labada dal, lix sano kadib markii uu go’ay xiriirkooda. Labadan dal ee Khaliijka ayaa xiriirkooda dib usoo celiyey Janaayo 2021, kadib afar sano oo dalal […]

4th March 2025  admin  

Cali Jeyte oo diiday xilkii laga qaaday, kuna dhawaaqay in la dhisi doono Hiiraan State. https://fb.watch/leNsDQoRgU/?mibextid=NnVzG8&startTimeMs=22299

4th March 2025  admin  

Siyaasigii ugu daacadsanaa koonfurta Soomaaliya ayaa xilka laga qaaday Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Xil ka qaadista ayaa lagu shaaciyay wareegto uu ku saxiixnaa Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo sidoo kale xilka Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan u magacaabay Cabdullaahi […]

4th March 2025  admin  

Ajandaha Rasmiga ah Ee Kalfadhiga 52-aad Ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.