Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th March 2025 admin
Kooxdii Reer GAROWE ee doonaysay inay Hogaanka Puntland ku helaan Hagbad ahan ayaa qoryihii loogu talo galay in Galgala iyo Laascaanood lagu xoreeyo, oo Faroole horay u Bililiqaysatay xilligii uu xukunka ka degay ayaa hadda hubkaas ku cabsi gelinaya Baarlamaanka Puntland oo inta badan Xildhibaanada laga soo doorto deaanada kale ee Puntland. Kooxdan reer Garowe, […]

4th March 2025 admin
Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka XDS Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay, Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow, kaddib soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga. Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim […]

4th March 2025 admin
Shir ay isugu yimaadeen Isimada ,Cuqaasha iyo Nabadoonada Gobolka Bari ayaa waxa ay ku taageereen Nidaamka Doorashada Qof iyo Cod ee ka hanaqaaday Puntland ,iyagoona ku baaqay in magaalooyinka Garoowe ,Dangoronyo iyo Godobjiiraan si deg deg ah looga qabto Doorashada Qof iyo Cod. Waxa ay sidoo kale Bulshada reer Puntland ugu baaqeen gaar ahaan shacabka […]

4th March 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Garaad Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 52-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Ajanadaha kulanka maanta ayaa ahaa dhageysiga warbixinta Guddiyada, waxaana warbixin soo jeediyay; 1. […]

4th March 2025 admin
Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa gaaray magalada Kismaayo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxwayne ku Xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayd Aadan ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Sayd Maxamed Cabudlle kusoo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed […]

4th March 2025 admin
Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa horey u soo qabtay xilal ciidan oo kala duwan, taasoo ay kamid yihiin Taliyaha Guutada 60aad Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka. Taliyaha ayaa ka soo jeeda beesha […]