Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Waare oo uga digay madaxweyne Xasan in uu la safro Wasiirkiisa Gaashaandhiga Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa digniin u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la filayo in uu dhawaan booqdo deegaano ay ka mid tahay deegaanka Maxaas ee gobolka Hiiraan. Waare ayaa qoraal uu soo dhigay Twitterka ku sheegay in uusan […]

19th May 2025  admin  

Muuqaalada guud ee Xafladda daah-furka Fariisinta Goleeyasha Deegaanka Degmooyinka Puntland ee ka dhacday Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

19th May 2025  admin  

Shariif oo difaacay mowqifkiisa ku aadan dagaalka Al-Shabaab Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa difaacay mowqfikiisa ku aadan dagaallada dalka ka socda ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Shariif ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook ku yiri “Mowqifkeena ku aaddan la dagaallanka cadowga waa mid soo jireen ah oo aan maranaba isbeddelin xilli […]

19th May 2025  admin  

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug People of #Galkacayo warmly welcome Ahmed Karash VP of Puntland, with chants of #Goojacade following its liberation from #Somaliland militia. pic.twitter.com/xkaHz75bzc — Osman-Barkhad (@Nugaalgodan2) September 1, 2023

19th May 2025  admin  

Maxaa keeni kara In gabadha Laascaanood joogta aya ka ciqaab badato dagaal ooge gaystay xasuuq shacab oo aan hubaysnayn. Hooyo Faadumo Axmed, oo ka soo jeeday beesha Dhulbahante oo dhashay mid ka mid ah gabdho lagu xiray magaalada Laascaanood dabayaaqadii bishii Juun 2021 ayaa sheegtay in Waqtigaas ay gabadheeda Xireen maamulka Isaaqland oo ay beelaha […]

19th May 2025  admin  

ICRC: 43 mayd laga soo ururiyey furimaha dagaalka Laascaanood Qoraal ka soo baxay ICRC ayaa lagu sheegay in Somaliland iyo xoogagga SSC-Khatumo ay dagaalka ku kala qabsadeen boqolaal maxaabiis ah, iyadoo ICRC ay soo booqatay 300 oo maxbuus oo xooggaga Khatumo ay qabteen. Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in 43 mayd […]