Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Waa sidee xaalka sheekh Umal oo la sheegay inuu xanuunsanayo? Waxaa maanta hal mar warbaahinta bulshada ee Soomaalida ku soo dhex dhacay warka ah in Sheekha Soomaaliyeed ee Lagu magacaabo Maxamed Cabdi Umal uu aad u xanuusan yahay isla mar ahaantaana gaadhay heer uu awoodi waayo in uu salaadda dhammaysto, balse warkaas ayaa dib laga […]

19th May 2025  admin  

Maxkamada Sare Ciidamada Puntland oo xukuntey aragagixiso ka soo jeeda degmada Ceerigaabo

19th May 2025  admin  

Dukumenti ay Israa’iil shaacisay dhawaan oo lagu hayey arkiifiyada dawladda ayaa ka hadlaya sheekada nin Israa’iili ah oo asalkiisu Beershiyaan yahay, kaasoo muddo sanooyin ah mu’addin ka ahaa magaalada N’djamena ee xarunta dalka Chad oo loo aqoon jiray Fort Lamy. Dukumentiga waxaa ku jira warqad uu soo diray diblomaasi Israa’iili ah oo Africa ka soo […]

19th May 2025  admin  

Warbixin ku eedaysay in Shiinuhu doonayo inuu farageliyo doorashada Maraykanka Warbixin cusub oo ay soo saartay shirkadda Microsoft ayaa muujinaysa in Shiinuhu uu u adeegsanayo aaladaha casriga ah ee ku shaqeeya garaadka macmalka ah ee la horumariyey, inay ku marin habaabiyaan ama ku kala daadiyaan codbixiyayaasha Maraykanka, iyaga oo dabka ku sii shidaya kala qaybsanaanta […]

19th May 2025  admin  

Barkhad Cabdi: Jilaaga Soomaaliyeed ayaa lacag aad uga yar tan dhigiisa ka helay filmkii ay wada jileen Jilaaga soomaaliga ah ee lagu magacaabo Barkhad Cabdi ayaa lagu xasuustaa in uu yidhi mid ka mid ah odhaahaha casrigan ugu caansan aflaamta dunida. Weedha “Isoo eeg! Isoo eeg! Aniga ayaa hadda kabtanka ah” ayaa si weyn u […]

19th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Madaxa Hey’adda Maalgashiga Qatar, Mansoor Bin Ebrahim Al-Mahmoud, oo ay ka wada hadleen fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya.