Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay sheegayaan in duullimaadyadaas la joojiyey laga billaabo 6da Maarso ilaa 12 Maarso. Inkastoo uusan war rasmi ah ka soo bixin sababta ay duullimaadyada u joojisay Turkish […]

30th April 2025 admin
Haddii inaba uu shaki kaaga jiray dhibka iyo qaxarka ay ciidanka Puntland maraan. Muuqaalkan ayaa kuu fasiraya

30th April 2025 admin
Jaamacadda Carabta oo taageertay qorshaha Masar ee dib u dhiska Gaza Qaahira — Hoggaamiyayaasha waddamada Jaamacadda Carabta ayaa Talaadadii shalay isla qaatay qorshaha dib u dhiska Gaza ee ay Masar soo jeedisay kaas oo ay ku kacayso qarash gaaraya 53 bilyan oo doolarka Mareykanka ah. Qorshaha Masar ayaa ahaa mid lagaga fogaanayo in Falastiiniyiinta laga […]

30th April 2025 admin
Horay ma u maqashay Dekkedda Ilaahay ee Dakatu Raxmaan?!

30th April 2025 admin
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ka digtay halis amni oo ku soo wajahan caasimadda Soomaaliya gaar ahaanna in la beegsanayo goobo uu ka mid yahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo ah goob lagu tilmaamo in ay tahay halka ugu ammaanka badan Muqdisho isla markaana dheegga ku haysa Xerada ay dalalka Shisheeye deggan yihiin ee […]

30th April 2025 admin
Garoowe, March 04, 2025: Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysane oo kala ah: 1. Cabdiqaadir Cabdisalaan Siyaad 2. Fahad Maxamed Abshir 3. Caamir Cabdi Muuse Cabdi Eedeysanayaashan ayaa lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin moral-gelin iyo taageero siinta kooxaha khawaarijta ah. Booliska Puntland ayaa xaqiijiyay in […]