Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd March 2025  admin  

Wasiirka Maaaliyadda, Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa dhawaan shaqo joojin ku sameeyay xisaabiyaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga. Hadaba xisaabiyaha Guud ayaa lagu eedeeyay in uu curyaamiyey kharash bixinta waqtiyaysneed, daminta nidaamka SFMIS oo ay ku shaqeeyaan waaxda caanshuuraha iyo dabcan isaga oo waxaas oo qalad ah inta uu sameeyay dabaddeedna iska […]

3rd March 2025  admin  

Isku shaandhayn ay sabab u ahayd wasiir Qoyska reer Xasan Culusoow ka Caraysiiye Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre isaga oo helay amar madaxweyne isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada, isaga oo xilka ka qaaday wasiirkii maaliyadda oo aad uga caraysiiiyey Qoyska reer Culusoow Ra’iisal wasaare Xamse […]

3rd March 2025  admin  

Beesha Isaaq oo fursad ke heshay Maleeshiyaadka Garowe ayaa madaafiic aan loo aabo yeelin ku duqaysay Laascaanood Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ayaa sheegay in abbaare salaaddii duhur ay madaafiic ku dheceen qaybo kamida magaalada kuwaasi oo dhaliyay tiro dhimasho iyo dhaawac ah. Mid kamida madaafiicda ayaa ku dhacay goob maqaaxi ahayd oo ay […]

3rd March 2025  admin  

Qaar ka mid ah waxyaabaha wadna xanuunka keena ee aan lagu baraarugsaayn Dadka badankiis waxay og yihiin in waxyaabaha halista u ah wadne xanuunka ay yihiin dhiig karka, sigaarka, kolestaroolka oo sarreeya, iyo miisaanka oo kordha. Si kastaba ha ahaatee, dad badan oo qaba wadne xanuun ma laha mid ka mid ah arrimahan halista ah […]

3rd March 2025  admin  

suuqii waynaa ee jigjiga ayaa caawa gubanaya. Suuqa ayaa loo yaqnaa tawaynka

3rd March 2025  admin  

Wasiirka maaliyadda oo lagu khasbay ka laabashada go’aan uu ku eryey laba agaasime Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka laabtay warqad uu shalay soo saaray, taas oo shaqada uu kaga  joojinayey Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee dakhliga wasaaradda maaliyadda. Wasiir Cilmi, ayaa soo saaray laba waqradood oo ku kala socda […]