Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd March 2025 admin
Qaybo kale oo ka mid ciianka Gaashaaman ee beesha Warsangeli ayaa u ruqaansaday Goojacade si ay maamulka SNM uga difaacaan gobolka Sool.

3rd March 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar garowga ku biirista (EAC) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga wadahadallada ku biirista Soomaaliya ee Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Bariga Afrika (EAC), kadib markii dhowaan la aqbalay […]

3rd March 2025 admin
Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Jarmalka iyo mid la dhaawacay agaalada Dresden oo ku taala barriga dalka Jarmarlka waxa tareen dhexdiisa lagu diley wiil Soomaaliyeed, halka mid kalena uu dhaawac gaaray. Weerearkan waxaa ku eedeysan, sida booliisku sheegeen, wiil kale oo Soomaali ah. Booliiska magaaladaasi ayaa xaqiijiyey in wiilkan uu u dhintey dhaawac toorey […]

3rd March 2025 admin
Erdogan oo war hor leh ka soo saaray damaca Sweden ay ku dooneyso inay kaga mid noqoto NATO Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dalkiisu uu taageeri doono qorshaha ay Sweden ku dooneyso inay kaga mid noqoto Nato haddii Midowga Yurub uu furo wadahadalka xubinimada dalkiisa. Madaxweynaha ayaa sidookale ka digay inaan cidna ka sugin inuu […]

3rd March 2025 admin
Ruushka ayaa ka falceliyay markii uu madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu dalka dib ugu soo celiyay shan taliye oo ku sugnaa Turkiga. Taliyeyaasha oo Ruushku ku qabtay dagaalkii magaala xebeedka Mariupol ayuu Turkigu dhexdhexaadiyey sii deyntooda, waxayna tan iyo markaas ku sugnaayeen gudaha Turkiga. Ruushka ayaa sheegay in heshiisku ahaa in ay taliyeyaashani ku sugnaadaan […]

3rd March 2025 admin
Maalmahan waxaa socotay la dagaalanka musuqmaasuqa oo ay waddeen Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Barre. Hase ahaatee, musuqmaasuqa ka jira dalka Soomaaliya ayaa ah mid uu ka billowdo madaxda sare, meesha uu ku dhammaado shaqaalaha hoose. Hadaba, waxaa wax lala yaaba ah in Madaxweeyne Xasan oo musuqmaasuq kan ugu xun gacmaha kulla jira […]