Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd March 2025 admin
Maxaa ugu muhiimsan qodobada kasoo baxay shirka u dhexeeya Madaxda dowladda iyo madaxdii hore ee dalka?.

3rd March 2025 admin
Ilhaan oo diiday inay hor fariisato madaxweynaha Israa’iil Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa diidday inay ka qeybgasho hadal-jeedinta madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog oo lagu wado inuu Arbacada soo socota khudbad ka jeediyo fadhiga wadajirka ah ee Congress-ka Mareykanka. “Bishii lasoo dhaafay, waxaan kasoo horjeestay martiqaad loo fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra […]

3rd March 2025 admin
In musuqmaasuqa lala dagaalamo waxaa soo dhawaynaya qof kasta oo Soomaali ah. Hadaba, ma tahay musuqmaasuqa baaritaankiisa in laga billaawo Madaxweeyne Xasan Shiikh iyo qoyskiisa oo ah kuwa ugu weeyn ee musuqmaasuqa dalka faraha kula jira? Muuqaalkan iyo warbixinta la socoto qofka soo diyaariyey waa ku mahadsanyahay.

3rd March 2025 admin
RW Xamse, oo ka khudbadeenaya munaasibad lagu bedelay , wasiirkii dhowaan sida qaab daran shaqada looga eryey ka din markii uu shaqo joojin ku sameeyey agaasiayaal la qabiil h madaxweynaha ayaa khudbaddisa ku sheegay inaan 4. 5 loo baahnayn.

3rd March 2025 admin
Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa galabta Qaahira, caasimadda Masaarida kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Abdel Fattah el-Sisi. Dawladda Masaarida ayaa sheegtay in bishan 13keeda ay ku qaban doonto shir ay ka soo qayb gelayaan dalalka driska la ah Suudaan #Ethiopian Prime Minister @AbiyAhmedAli visits President @AlsisiOfficial at the Federal Palace. They engaged in discussions concerning […]

3rd March 2025 admin
Madaxweyne Culusoow oo furay shirka wadatashiga madaxdii hore Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay ‘shir wadatashi ah’ oo ay kasoo qeybgaleen madaxdii hore iyo siyaasiyiiin kale, kaas oo ka furmay hotelka Decale ee magaalada Muqdisho. Shirka ayaa looga hadlayaa xaaladda dalka, amniga, dagaalka Al-Shabaab, dib u eegista dastuurka, dimoqoraadiyeynta iyo doorashooyinka. Agaasimaha madaxtooya […]