Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th March 2025  admin  

Xatooyo xoolo Dadweyne, Qaraabo kiil, eex iyo musuqmaasaq miyaan Soomaalidu si u wada aqoon

4th March 2025  admin  

Soomaaliya yay la cayaari doontaa is-reebreebka Koobka Adduunka ee 2026? Waxaa la sameeyey isku aadka is-reebreebka Koobka Adduunka, kaas oo qabsoomi doona sannadka 2026-ka. Is-reebreebkan aya qorshuhu yahay in laga soo xulo tobanka waddan ee Afrika ku metelaya Koobkaas. Soomaaliya markaan eegno, waxay ku jirtaa Group G, waxayna la cayaari doontaa wadamada kala ah: Algeria, […]

4th March 2025  admin  

Isku aadka is reebreebka koobka adduunka 2026 ee dalalka Afrika oo la sameeyay. Magaalada Abidjan ee dalka Ivory coast ayaa lagu sameeyay isku aadka dalalka Afrika ee is reeb reebka koobka aduunka ee 2026, waxaana Soomaaliya ay gashay group-ka G. Ciyaarahaan ayaa socon doona muddo ku dhaw 2 sano waxaana dal kasta oo Afrika ah […]

4th March 2025  admin  

Maxaad kala socotaa Mucjisada dhex taala Badda Magaalada Baraawe?

4th March 2025  admin  

Museveni oo madaxweyne hore ku eedeeyey inuu gabbaad siiyey Daacish Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku eedeeyay hoggaamiyihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Joseph Kabila, in uu gabbaad siiyay maleeshiyada Daacish, una ogolaaday in ay ka faa’iideystaan macdanta iyo alwaaxda, ayna dhaqaalaha ay ka heleen u adeegsadeen inay ku dhisaan awooddooda. Jabhad horey […]

4th March 2025  admin  

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay, inay ka xun tahay isla markaana ay cambaaraynayso weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taala magaalada Laascaanood, 11kii bishan July 2023, sida ay hadalka u dhigeen. Tedros adhenom, madaxa hay’addaas ayaa qoraal uu ku soo qoray barta twitterka ku sheegay in weerarkaasi uu sababay tobanaan […]