Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd March 2025 admin
Elsie, waa Haween Ingiriis ah, oo 105 jir ah, oo nolosheeda oo dhan ku noolayd hal Guri. Gurigan si kale kuma garatide waxay ku noolayd xilligii Daraawiishtu ay ka dagalamaysay Soomaaliya

3rd March 2025 admin
Ergeyga Madaxweynaha ee Arrimaha Isaaq oo kulan la qaatay Ururrada bulshada Rayidka Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha beelaha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka iyo Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda deegaannada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed. Kulankaasi waxaa dhinacyadii ka […]

3rd March 2025 admin
Muxuu yahay erayga ku qoran baasaboorka Soomaaliya ee muranka dhaliyey? “Bal waxaad is weydiisaan dowladda Soomaaliya iyo Soomaali, meesha ‘sex’ maxay uga guureen oo ay ‘Gender’ u qaateen,” su’aashan waxaa dad uu ka hor hadlayey usoo bandhigay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dood ka qaba eray bixinta ‘gender’ oo ku qoran baasaboorka Soomaaliga. Baasaboorrada ay […]

3rd March 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa u safri doona Turkey 28-ka July, si u wada-hadallo ula yeesho madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, waxaa sidaas Khamiistii xaqiijiyey xafiisyada labada hogaamiye. Netanyahu ayaa la qaabili doonaa maalmo kadib hoggaamiyaha Falastiniyiinta Mahmoud Abbas, oo la filayo 25-ka July, ayey sheegtay madaxtooyada Turkey. “Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan waxa uu soo […]

3rd March 2025 admin
Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha ee dawladda Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji, wuxuu shalay inkiray in uu eheladiisa ka shaqo galiyey wasaaradda uu madax ka yahay & Hay’ada Taya Dhawrka, laakiin waxaan helnay xog meesha ka saaraysa sheegashada wasiirka Ganacsiga. Gaylan Media waxay ogaatay in 9 qof oo shaqaale laga dhigay dhawaan ay dhammaan yihiin ehelo-hoosaadka wasiirka […]

3rd March 2025 admin
Imaaraadka iyo Turkey oo saxiixday heshiisyo ku kacaya $50.7 bilyan Turkey iyo Imaaraadka Carabta ayaa saxiixday heshiisyo ku kacaya $50.7 bilyan ayada oo madaxweyne Erdogan uu soo geba-gebeeyey safar uu ku maray saddex dal oo ku yaalla Khaliijka. “Maanta waxaan goobjoog noqonay saxiixyada dhowr heshiis oo istaraatijiyadeed iyo is-faham oo ku kacaya lacag dhan $50.7 […]