Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Farxiya, oo umushay Baardheere wax waa looga qaban waayey, Soomaaliya inteeda kale inay aadona waa loo diiday waana dhimatay Allah ha u naxariistee Farhiya Xuseen Caraale, waxay ku umushey isbitaal ku yaalo baardheere, kadibne waxay bilowdey dhiig bax saa’id. Muda 7aad ah oo lala tacaalayey waxay dhakhaatiirta sheegeen in aysan waxbo ka qaban karin magaaladaas […]

30th April 2025  admin  

Mareykanka oo wada-hadallo la furay Xamaas Mas’uuliyiin Mareykan ah ayaa “wada-hadallo iyo doodo socda” la yeeshay hoggaamiyeyaasha Xamaas, sida ay xaqiijisay afhayeenka Aqalka Cad, Karoline Leavitt, Arbacadii, xilli xabbad-joojinta u dhaxeysa Israa’iil iyo Xamaas ee Gaza ay khatar ku jirto. Tani waa markii ugu horreysay ee inta la ogyahay oo Mareykanka uu si toos ah […]

30th April 2025  admin  

Waxa la baafinayaa: Yuusuf Cismaan Bootaan Saalax oo maanta oo Arbaca ah oo taariikhdu ay tahay 5tii bishii Maarso 2025-dii ay noogu war danbeysey isagoo markaa ka soo baxay gurigooda oo ku yaal degmada Koodbuur, gaar ahaan magaalo Obsiiye, ee magaalada Hargaysa. Ilaa haddan na aan la hayn raq iyo ruux toona. Yuusuf Cismaan Bootaan, […]

30th April 2025  admin  

Turmusaale : Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Argagixisada Daacish ka sifeynaya buuralayda Calmiskaad.

30th April 2025  admin  

Warbaahinta gudaha ee Itoobiya ayaa sheegtay in ciidanka cirka ay duqeeyeen kooxda AS, Gobolka Shabeelada Dhexe. Waa labada qof ee ugu caansan gobolka Shabeelaha dhexe

30th April 2025  admin  

Maxay tahay sababta uu cunnada Soomaalida u jeclaaday cayaartoygan ka cayaara horyaalka NBA Hadal-hayn badan ayaa ka dhalatay hadal dhawaan ka soo yeedhay ciyaaryahanka reer Maraykanka ee caanka ku ah kubadda kolayga oo la yidhaahdo Jaylen Brown oo ku ku saabsan cunno-Soomaalida. Ciyaaryahankan oo ka jawaabayay weydiin ahayd nooca cuntada uu jecel yahay ayaa sheegay […]