Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Haweenay Soomaaliyeed ayaa la soo werinayaa in Axaddii lagu xidhay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mumbai ee dalka Hindiya, kadib markii lagu soo eedeeyay in ay si qarsoodi ah u soo galisay dalkaas 3.4 kilo oo dahab ah oo qiimihiisu gaadhayo 29 Milyan oo Shilinka dalka Kenya ah ($195,747.55). Gabadhan oo aan magaceeda kusoo koobeyno Sahra, […]

17th May 2025 admin
Gudoomiyihii Baarlamaanka Maraykanka oo mooshin xilkii looga qaaday Taariikhda Maraykan oo qarniyo Dioqraadiyad soo ahayd ayaa markii ugu horay Mooshin laga keeny Gudoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Maraykanka. Mooshinka ayaa waxa ka keenay qaar ka mid ah xag jirka Xisbigiisa oo rabay inuu sida Tump u dhaqmo. Kevin McCarthy oo ah xildhibaan laga soo doorto […]

17th May 2025 admin
Kaalinta Mareykanka ee xallinta xiisadda India iyo Canada Tan iyo markii Canada ay sheegtay in wakiilo ka tirsan dowladda India ay kaalin ku lahayaeen dilka hoggaamiye Sikh oo ka dhacay ciidda Canada, xiriirka diblomaasi ee labada dal ayaa xumaaday. Waxaa hadda la is-weydiinayaan kaalinta Mareykanka uu ka cayaari karo muranka u dhaxeeya laba ka mid […]

17th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii joogteyn lahaa. Ra’iisul Wasaare […]
17th May 2025 admin
Hooyo xaamilo ah oo ku dhimatay hoobiye ku dhacay gurigeeda Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa khasaarraha ka dhashay tiro hoobiyayaal ah oo saaka ku dhacay xaafaddo ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoog ah ayaa sheegay in hoobiye ku dhacay guri ku yaala xaafadda Tarabuush ee degmada Wadajir uu dilay […]

17th May 2025 admin
Turkiga oo weerar argagixiso ku tilmaamay qaraxii Ankara Wasaaradda arrimaha gudaha ee Turkiga ayaa sheegtay in weerar lala beegsaday meel u dhow xarunta baarlamaanka dalkaasi ee magaalada Ankara Axadda maanta ah ay ku dhaawacmeen laba askari oo booliis ah. Qaraxa oo ahaa mid xooggan oo uu daba socday holac aad u xooggan ayaa laga maqlay […]