Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

Senatoro Mareykan ah ‘oo ka walaacsan’ qodobada xiriir laga yaabo inay yeeshaan Israel iyo Sacuudiga
17th May 2025 admin
Senatoro Mareykan ah ‘oo ka walaacsan’ qodobada xiriir laga yaabo inay yeeshaan Israel iyo Sacuudiga Labaatan Senator oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa Arbacadii taageeray heshiis suurta-gal ah oo ay xiriir ku yeelanayaan Israel iyo Sacuudi Carabiya, balse walaac ka muujiyey damaanad qaad amni oo kasta ama taageero nukliyeer oo la siiyo Riyadh. Warqad […]

17th May 2025 admin
Haweenaydii u hiilisay danyarta Soomaalida ee ugu dambeyn gacantooda ku baxday In ka badan konton sano ayaa laga joogaa markii Annalena Tonelli ay timid Afrika markii u horreysay, isla sida oo kale labaatan sano ayaa laga joogaa markii lagu dilay isla Afrika, si gaar ah magaalada Boorama ee Somaliland. Annalena, ayaa lagu xasuustaa dedaalladeedii nafhurka […]

17th May 2025 admin
Ururkii xag jirka ahaa ee Heritage oo layska wada xaadiriyey Ururka xag jirka ah ee Heritage ee Xaruntiisu tahay Muqdisho, uuna maal geliyo Kaligii Taliyaha Jabuuti Cumar Geele , ee ujeedaddiisu tahay in Beesha Daarood loo kala qaybiyo Waqooyi iyo Koonfur, ayaa dhowaan shir ay qabsadeen oo laba Gudoomiye xilka isku kala wareejinayeen waxa ka […]

17th May 2025 admin
RW Xamze miyaa la inqilaabay mise Magacaabisrtiisa awalba ahayd Magac u yaal. Sanadihii ugu danbeeyey ee Soomaalidu qabsanaysay doorashada Dadban ee Muqdisho lagu qabanayey, ayaa natiijada ka dhalatay doorashadaas dhacday waxay ahayd Haddii siyaasiga guulaystay uu ka soo jeedo beesha Hawiye, in uu isagu soo xulan jiray RW ka soo jeeda beesha Daarood , inkastoo […]

17th May 2025 admin
FIFA oo Morocco, Spain iyo Portugal u magacowday martigelinta Koobka Adduunka ee 2030 Waddamada Morocco, Spain iyo Portugal ayaa loo magacaabay martigeliyeyaasha Koobka Adduunka ee 2030, halka Uruguay, Argentina iyo Paraguay ay martigelin doonaan ciyaaraha furitaanka, si ay u xusaan sannadguuradii 100-aad ee ciyaaraha adduunka, sida ay sheegtay FIFA Arbacadii. Dalabka wadajirka ah ee Morocco, […]

17th May 2025 admin
Haweenay Soomaaliyeed ayaa la soo werinayaa in Axaddii lagu xidhay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mumbai ee dalka Hindiya, kadib markii lagu soo eedeeyay in ay si qarsoodi ah u soo galisay dalkaas 3.4 kilo oo dahab ah oo qiimihiisu gaadhayo 29 Milyan oo Shilinka dalka Kenya ah ($195,747.55). Gabadhan oo aan magaceeda kusoo koobeyno Sahra, […]