Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th November 2024  admin  

Dheymanka labaad ee ugu weyn adduunka oo laga helay dhul Afrika ku yaalla Dheymankii labaad ee ugu weynaa abid ee la helo – oo cabbirkiisu yahay 2,492-carat – ayaa laga soo saaray Botswana goob macdan ay leedahay shirkadda Canada laga leeyahay ee Lucara Diamond. Waa kii ugu weynaa tan iyo markii dheymankii 3,106-carat ahaa ee […]

24th November 2024  admin  

Itoobiya: ‘Ma jirto cid naga joojin karta inaan dhaqdhaqaaqyo ka sameyno gudaha Soomaaliya’ Bishii June, Xuseen Macallin oo ah La taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in marka uu dhamaado bixitaanka ciidamada hawlgalka ATMIS ay guud ahaan ciidamada dalka Itoobiya isaga bixi doonaan dhulka Soomaaliya, aysanna aqbali doonin hawlgalka xiga ATMIS […]

24th November 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO GUDDOOMIYEY SHIRKA PUNTLAND IYO WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA IYO DEEQBIXIYEYAASHA. Nairobi: 20 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Dowladda Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha oo maanta ku qabsoomay Nairobi. Wakiillada beesha caalamka iyo deeq-bixiyeyaasha ka qeybgalay Shirka ayaa kala ah : UN, Midowga Europe, Canada, Germany […]

24th November 2024  admin  

Wefti ka socda Sucuudiga oo booqasho ku tegey Muqdisho Ogost 20, 2024 Ciidamada dawladda ayaa adkeeyay amaanka caasimadda iyada oo meelaha qaar isku socodka uu adkaa. Wafdi ka socda dawladda Carbeed ee Sucuudiga ayaa maanta soo gaaray magaalada waxa ayna tageen xarumo Dawladeed oo muhiim ah, Sida xeryaha ciidanka xoogga dalka.

24th November 2024  admin  

Dameerkii Soomaaliya ee laga cabsi qabay in uu dabar ga’o oo ku dhalay beer ku taalla Ingiriiska Dameer duureed asal ahaan laga helo Soomaaliya oo markii hore khatar ugu jiray in uu ka cirin tirmo dunida oo idil ayaa waxaa uu ilmo ku dhalay beer xoolaad oo ku taalla Ingiriiska, taas ayaana lagu amaanay kooxdii […]

24th November 2024  admin  

Madaxweyne hore oo lagu eedeeyay in uu xaaskiisa dili jiray oo dacwad lagu soo oogayo Dacwad oogayaasha dalka Argentina ayaa baaritaan ku bilaabay madaxweynihii hore ee dalkaasi Alberto Fernández, kaasoo lagu eedeeyay inuu dhaawac halis ah u geystay xaaskiisii hore. Toddobaadkii hore, ayaa marwadii hore ee madaxweynaha Fabiola Yáñez, oo 43 jir ah, waxay maxkamad […]