Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

Maxamed Diiriye Faarax oo deggan magaalada Muqdisho ayaa muddo 30 sano ka badan raadinayey cidii lahayd guriga uu dagganaa oo ku yaalla xaafadda Juungal ee degmada Yaaqshiid, kaas oo qofkii lahaa uu ka cararay dagaalkii sokeeye ee ka qarxay dalka 90-meeyadii. Waraysi uu siiiyey BBC-da wuxuu Diiriye ku sheegay in guriga uu dagganaa nin adeerkiis […]

16th May 2025  admin  

Maxkamad xukun xabsi ku ridday gabadha Saddam Xuseen Maxkamad ku taalla magaalada Baqdaad ayaa Axaddii iyada oo maqan toddoba sano oo xarig ah ku xukuntay gabadha dibad-jooga ah ee uu dhalay kaligii-taliyihii hore ee Ciraaq Saddam Xuseen, sababo la xiriira inay “buun-buunisay” xisbiga Bacath ee aabaheed. Xisbiga ayaa la kala diray oo la mamnuucay kadib […]

16th May 2025  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY WASIIRKA DIFAACA DALKA KENYA Muqdisho, Oktoobar 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, xasilloonida gobolka iyo dardar galinta dadaalada mideysan […]

16th May 2025  admin  

Meta ayaa raaligelin ka bixisay inay ku dartay liiska “argagixisada” qaar ka mid ah isticmaalayaasha Instagram-ka oo isku tilmaamay inay yihiin Falastiiniyiin. Meta waxa ay sheegtay in ay xalisay mushkilado “kuwaas oo muddo kooban sababtay fasiraado aan habooneyn oo laga bixiyay qaar kamida wax soosaarkeeda. “Waxaan si dhab ah uga cudur daaranaynaa in tani dhacday,” […]

16th May 2025  admin  

Faahfaahinta wiil yar oo Galkacyo lagu kufsaday oo maydkiisa jawaan laga dhex helay Jimcihii aan soo dhaafnay oo ay taariikhdu ahayd labaatanka bisha October, xilli fiid ah waxaa ka dhacay magaalada Galkacyo dhacdo argagax leh, taas oo wiil yar oo 10 sano jir ah loogu gaystay dil iyo kufsi, sida ay noo sheegeen waalidkiis oo […]

16th May 2025  admin  

War-saxaafadeed uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Mustaqbal oo hadda soo baxay ayaa lagu qaadacay go’aannada ay gaareen Sincad iyo Ifiye. Warsaxaafadeedkan ayaa waxaa ku cad in Xisbiga Mustaqbal uu qeyb ka ahayn talooyinka go’aanadaas.