Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th March 2025  admin  

Dacarta Cas waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya, hase yeeshee khubarada dhinaca seyniska waxay aaminsan yihiin inuu yahay geed dhif ah oo ay adag tahay in la helo. Horaantii sanadkii lasoo dhaafay, Dr. Mary Barkworth oo baratay Cilmiga Botony, kana ka tirsan Jaamacada Utah State University USA, ayaa geedkan oo afka […]

5th March 2025  admin  

Mudada madaxweyne Xasan Culusoow xilka uga dhiman. Mala dhamaynaa kooxda AS dalka Soomaaliya oo dhan? Daawo jawaabta.

5th March 2025  admin  

Gabadha laba jirka ah ee muranka ka dhex dhalisay Jarmlka iyo Hindiya Kiiska gabadhaan yar ayaa soo jeediyay dareenka dawladdaha Hindiya iyo Jarmalka. Kadib markii ay dad Hindi ah dibadbaxyo ka dhigeen magaalooyinku yaalla Hindiya, halka qurbajoog Hindi ah ay dibadbax ka dhigeen magaalooyinka Frankfurt iyo Darmstadt ee dalka Jarmalka. New Dwlhi, Dia ayaa ayaa […]

5th March 2025  admin  

Warbixintan ku salaysan nacaybka beesha Warsangeli iyo degaankeeda oo sida muuqata taageerta Alshabaab yaa qoray? Maxayse ka ogyihiin Madaxda iyo siyaasyiinta Warsangeli ee u shaqeeya maamuka Puntland. Warbixin lagu sheegay inay qoreen Saamilayda Soomaaliya, oo ay wax ka ogtahay dawladda Soomaaliya, ayaa mar ay ka hadlayee n Kaabayaasha dhaqaalaha ama jidadka Soomaalida ee u baahan […]

5th March 2025  admin  

Shirka iskaashiga ganacsi ee Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray kulan looga hadlayo iskaashiga ganacsi ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa doonaya in Marayanku uu maalgashado beeraha iyo kalluumaysiga iyo ilo kale oo dhaqaale. Waxaa shirkan ka qayb galay wasiiro ka […]

5th March 2025  admin  

Maamulka Isaaqland oo dilay Abwaankii weynaa ee Jaamac Kediye Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Laascaanood, iyadoo la sheegay in uu ku geeriyooday madaafiic lagu gaaracay magaaladaasi. Geerida abwaanka ayaa waxa noo xaqiijiyay ehelkiisa oo aan kula xiriirnay qadka taleefanka. Abwaanka ayaa waxa uu taariikh mug weyn ku […]