Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025 admin
Guddoomiyaha Baarlamaanka Adduunka ayaa maanta loo doortay Tulia Ackson oo ka soo jeeda dalka Tansaaniya. Xildhibaanad Marwo Bashiir ayaa waxa tartankeedii qalqal geliyey warqadii uu qoray Guddoomiya Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe. Guddoomiyaha Baarlamaanka Shikh Aadan Madoobe ayaa waraaq uu u qoray dhawaan Baarlamaanka Adduunka, wuxuuna warqadaas ku sheegay in Soomaaliya ay ka tanaasushay tartanka Madaxweeynaha […]

16th May 2025 admin
Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal iyo xoog ku raadineyn dekad, dhul-badeed Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Khamiistii ku adkaystay in Itoobiya aysan ku duuli doonin dal kale ama aysan danaheeda ku fulin doonin “dagaal” kadib markii hadallo uu horay u sheegay oo ku saabsan raadinta marinka Badda Cas ay walaac ka abuureen […]

16th May 2025 admin
MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE SICIID CABDULLAAHI DENI OO TAAGEERO U MUUJIYEY XILDHIBAAN MARWO CABDIBASHIIR XAAJI CALI SALAAD.

16th May 2025 admin
Maxaa kajira in Muqdisho laga dejiyay ‘madax ari’ oo laga keenay dalka dibaddiisa? Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ay ku kulanto si weyn looga hadal hayay ‘Madax Ari’ kaas oo lagu tilmaamay in laga keenay dalka dibaddiisa isla markaana loosoo iib geeyay Soomaaliya. Badeecadaha lagu iibiyo suuqyada yar yar ee loo yaqaanno [Super market-yada] […]

16th May 2025 admin
Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ee furitaanka Kalfadhiga 53-aad Golaha