Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Laba arrin oo la sheegay in Soomaaliya ku badalatay kursigii gabadhaan looga guuleystay Marwo bashiir oo ahayd xildhibaanadii Soomaaliyeed ee u tartamaysay madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka ayaa ku guuldareystay booskaas, kadib doorasho ka dhacday waddanka Angola oo ay kula tartamaysay musharrixiin kale oo haween ah. Balse maanta waxaa sii xoogaysanaya dareen celinta ka dhalatay warqad la […]

15th May 2025 admin
Fri, 27/10/2023 – 13:00 Tulia Ackson of the United Republic of Tanzania has been elected as the 31st President of the IPU by the IPU’s Governing Council, its main decision-making body made up of parliamentarians from around the world. She takes over from Mr. Duarte Pacheco, a parliamentarian from Portugal, who concluded his three-year mandate at […]

15th May 2025 admin
Guddoomiyaha Baarlamaanka Adduunka ayaa maanta loo doortay Tulia Ackson oo ka soo jeeda dalka Tansaaniya. Xildhibaanad Marwo Bashiir ayaa waxa tartankeedii qalqal geliyey warqadii uu qoray Guddoomiya Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe. Guddoomiyaha Baarlamaanka Shikh Aadan Madoobe ayaa waraaq uu u qoray dhawaan Baarlamaanka Adduunka, wuxuuna warqadaas ku sheegay in Soomaaliya ay ka tanaasushay tartanka Madaxweeynaha […]

15th May 2025 admin
Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal iyo xoog ku raadineyn dekad, dhul-badeed Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Khamiistii ku adkaystay in Itoobiya aysan ku duuli doonin dal kale ama aysan danaheeda ku fulin doonin “dagaal” kadib markii hadallo uu horay u sheegay oo ku saabsan raadinta marinka Badda Cas ay walaac ka abuureen […]

15th May 2025 admin
MADAXWEYNAHA DOWLADDA PUNTLAND MUDANE SICIID CABDULLAAHI DENI OO TAAGEERO U MUUJIYEY XILDHIBAAN MARWO CABDIBASHIIR XAAJI CALI SALAAD.