Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
24th January 2025 admin
Muxuu yahay, yaase leh dhulka Casa d’Italia? Dawladda Soomaaliya ayaa ku amartay dadka ku dhaqmayey dhulka Casa d’Italia inay ka baxaan maadaama uu dhamaaday “wakhtigii loo qabatay”. Dhulkan oo ku yaal degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa soddonkii sano ee lasoo dhaafay waxaa degenaa dad soo barakacay, iyo meelaha qaar laga dhigay goobo ganacsi. Dadka […]
24th January 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Maxamed Cabdi Affey. Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Danjire Affey ayaa ka […]
24th January 2025 admin
Xawayaan lagu murmay in uu aadmi yahay iyo in kale Beer xaywaanaad oo ku taal bariga Shiinaha ayaa u xaqiijisay dadka soo booqday in waxa ay arkeen ay yihiin Madaxkuti run ah ee aysan ahayn qof iska dhigaya madaxkuti, ka dib markii la arkay hal xayawaan oo u taagan sida qof biniaadmi ah kaas qabsaday […]
24th January 2025 admin
Bangiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaadhaysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya, si ay gacan uga geysato koboca awoodda hay’adaha dawliga ah, sida lagu sheegay warsaxafaadeed ka soo baxay Bangiga Adduunka. Lacagtan ayaa qayb ka ah, kaalmooyin xidhiidh ah oo la siinayo Soomaaliya, […]
24th January 2025 admin
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalka Itoobiya ay tahay ineey hesho deked ay iyadu leedahay, sida ay ku helli kartaana ay tahay in la siiyo ama xoog ay ku raadsadaan. Hadalkan ayaa lagu micneeyay mid doqonimo weeyn ay ku dheehantahay. Itoobiya ma waxa ay ka qiimo badan tahay dalalka adduunka ee aan […]
24th January 2025 admin
Wasiirkii gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shalay hortagay baarlamaanka Soomaaliya, iyada ajandaha uu qayb ka ahaa su’aalo la waydiinayay wasiirka oo ku saabsan ciidamada. Qayb kamid ah su’aalihii la waydiiyay ayaa la xariiray qaraxii todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay xerada Jaalle Siyaad kaas oo sid aya shaacisay dawladda Soomaaliya ay ku dhinteen ku […]