Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025  admin  

Guur Wadareed Mar kaliya 50 qof Loogu Sameeyey Mandheera Dhalinyaro gaareysa illaa 50 ruux oo isugu jira wiilal iyo gabdho ah ayaa mar kaliya maanta loogu sameeyay ‘’guur Wadareed’’ magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi bari Kenya. Guurkan ayaa ujeedadiisu aheyd in lagu kaalmeeyo dhalinyarada iyo dadka kale ee doonayay in ay qoys dhistaan balse u […]

3rd May 2025  admin  

Waa kuma Sheekha caanka ah ee ammaanta usoo jeediyay haweenka Soomaalida? Sheekha caanka ah ee Muft Menk ayaa maalmahan qabsaday baraha bulshada Soomaalida, kaddib markii muuqaal uu soo duubay uuna kaga hadlayay arrimo dhowr ah, uu ku ammaanay haweenka Soomaalida. Sheekhan oo khudbad Jimcihii lasoo dhaafay ka jeedinayay masjid ku yaalla dalka Koofur Afrika, ayaa […]

3rd May 2025  admin  

Madaxda Puntland oo la kulmay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiillada, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiillada Dowladda Puntland. Madaxda […]

3rd May 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Caydiidd waa ka xishooday waxa uu sameeyey Culuoow Maleeshiyaadkii Hawiye ee uu hoogaaminayey Maxamed Caydiid ee Ciidankii Soomaaliya kala wareegtay Villa Wardhiigleey 1991, oo dadka qaarkood u yaqaaniin Villa Soomaaliya, markii uu Caydiidd la waregay Villada, guud ahaan madax ugama dhigin maleeshiyaadkii Hawiye ee uu watay wiilkiisa, halka uu maanta M. […]

3rd May 2025  admin  

Xoogsade Afrikaan ah oo dhaxal u helaya balaayiin doollar, maxayse tahay sababtu Ninkan shaqaalihiisa ahaa ayaa laga yaabaa inuu dhaxlo $5.9 Bilyan oo ah hantida Puech ah uu ku leeyahay dalalka Switzerland iyo Morocco. Puech ayaa diiwaan galiyey in ninka ka shaqaynayey beertiisa uu maray nidaamka waalid u noqoshada, laakiin hanaanka sharciyada korsashada ee Switzerland […]

3rd May 2025  admin  

Maleeshiyaadka Beelaha Hawiye oo la wareegi doona amniga Villa Wardhiigleey Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa maalinta Berrito ah baneynaya xafiisyadaas, waxaana la wareegi doona si buuxda amniga Maleeshiyaadka Beelaha Hawiye ee ku magcaaban ciidan Qaran