Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025  admin  

Waa kuma amiirka cusub ee dalka Kuwait oo Soomaaliya xiriir dhow la leh? Sheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax ayaa loo dhaariyay inuu noqdo amiirka cusub ee boqortooyada Kuwait, kadib kalfadhi gaar ah oo golaha qaranka ee dalkaasi ay yeesheen, Amiirka cusub ayaa waxa uu ballan qaaday inuu yahay “muwaadin daacad u ah dadkiisa iyo dalkiisa.” Amiirka […]

3rd May 2025  admin  

Maxaa ka jira in Hungary iyo Turkey ay u heshiiyeen Sweden? Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary Viktor Orbán. Orbán ayaa sheegay inay u taallo baarlamanka Hungary inay go’aansadaan xilliga ay doonayaan inay arrintan u codeeyaan. Waxa […]

3rd May 2025  admin  

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, oo uu garab fadhiyo Ugaas Mahamed Ugaas Ahmed Ugaas Faarax , ayaa sheegay inuu dhigayo godasga shir Daarood Waa cadaan doonta sida caanaha geela waxa uu darood doonaya~ Garaad Jamac Garaad Cali pic.twitter.com/Yxzcoy3PI6 — Kenadiid (@KarkaarShuayb) December 18, 2023

3rd May 2025  admin  

RW Xamze oo furay shirkii Irir Samaale ee uu maal gelin jiray Kaligii taliyaha Jabuuti Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi oo aan inta badan dalka aan ka dhoofin ayaa dhowaan diyaarad u qaatay Dalka Jabuuti, si uu halkaa uga furo shirkii Irir samaale ee sanadkiiba hal mar maal gelin jiray Kaligii taliyaha Jabuuti. Khudbaddii Ra’isul […]

3rd May 2025  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo deeq lacageed ka guddoomay Safiirka Shiinaha Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag dhan 1,000,000 oo Dollar,  taas oo ay uga qaybqadanayaan gurmadka loo sameenayo dadka ay samaayeen xalaadaha adag ee ay sababtay El-Niño. Lacagtaan ayaa dowladda Shiinaha waxa ay […]

3rd May 2025  admin  

Mid ka mid ah musharrixiinta madaxtinnimada Puntland Cabdicasiis Maxamuud Afguduud ayaa ku dhintay shil baabuur. Baabuur uu la socday marxuumka ayaa waxa uu uu shil ku galay isago kusii jeeda magaalada Qardho.