Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd January 2025  admin  

Qaar ka mid ah dadkii ku dhintay colaadii Laascaanood ee bulshada u adeegay Intii ay socdeen dagaallada Laascaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, waxaa ku naf waayey dad badan oo qaarkood rayid ahaayeen halka kuwa kale ay ahaayeen dhinacyadii hubaysnaa ee dagaalku u dhexeeyay. Dadkaas ku dhintay dagaalka waxaa ka […]

22nd January 2025  admin  

Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Hargaysa ayaa waqti dheer lunsanayey hantida shacabka. Maamulkaas, ayaa iibsaday inta badan hantidii shacabka oo ay ka tagtay dawladdii Kacaanka hadii ay ahaan laheed iskuuladii, cisbitaaladii, xeryihii ciidanka, wasaaradaha iyo xafiisyadii kale ee dawladda, iyo boosas kalloo badan oo dawladdii Kacaanka ay ugu tallagashay in la isticmaalo marka loo baahdo. SNMta […]

22nd January 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Xilli dhow Soomaaliya waxa ay noqon doontaa meel ka caagan argagixisada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay ummadda Soomaaliyeed go’aansadeen in ay iska dulqaadaan culeyska argagixisada Khawaarijta ah ee diidan nabadda iyo […]

22nd January 2025  admin  

Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo khudbad ka jeediyey kulan casha sharaf ah oo caawa loo sameeyey wafuud ka socotay Dowladda Federaalka Soomaaliya

22nd January 2025  admin  

Halganka guulaystay iyo dhacdooyinkii aan ka diwaan geliney.

22nd January 2025  admin  

Magaalada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo u gaystay inta badan guryihii magaalada oo isugu jira ganacsi, deegaan iyo hanti kala duwan. Dhawr qof oo ka mid ah dadka degaanka Milxo ayaa dhawac kasoo gaaray dabkaas iyadoo […]