Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd January 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay furitaanka kalfadhiga 78aad ee Golaha loo dhanyahay ee Q.M Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay oo saaka si rasmi ah uga furmay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New […]

22nd January 2025  admin  

Dawladda Puntland oo deeq gaarsiisay bulshadii ay waxyeeladu ka soo gaartay dabkii ka kacay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.Deeqdan oo loogu tala galay 400 oo qoys ayaa gudiga gurmadka Dawladda Puntland ay ku wareejiyeen Maamulka degmada Laasqoray iyo culimo.

22nd January 2025  admin  

Xildhibaan Hore Cabdibarre Jabriil: “Rag Senataro u badan ayaa Laascaanood tagay kuwaas oo Maamulka SSC-khaatumo ka dalbaday in DFS lagu wareejiyo maxaabiista Somaliland si SSC aqoonsi uga hesho DFS, dhaqaalahana loogu fasaxo

22nd January 2025  admin  

Xildhibaanad Ilham Cumar oo qaraabo siyaar ugu tagtay RW Xamze Ilhaam Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maraykanka, lagana soo doorto Minnesota’s 5th District ayaa magaalada New york oo lagu qabanayey shirkii Golaha amaanka Qaramada Midooby waxay kula kulantay Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamza Abdi . labada Hogaamiye ayaa ka wada hadlay arimaha amniga, siyaaadda […]

22nd January 2025  admin  

Waraysiyo Ciyartii Galabta Dhexmartay Ciyartii Final-ka G.Nugaal iyo G.Mudug

22nd January 2025  admin  

Taariikhda Saldanadda Warsangeli: Maxammed Cali Geeldoon ayaa ka waraysanaya Abshir Suldaan Maxamuud Calishire taariikhda aabihii Suldaan Maxamuud iyo si guud taariikhda saldanadda Warsangeli. Abshir Suldaan waa mid ka mid ah ubadkii Suldaan Maxamuud Calishire.