Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st May 2025  admin  

Markab ay saarnaayeen muhaajiriin u dhalatay dalka Ethiopia ayaa ku degey Isniintii xeebaha dalka Djibouti, waxaana halkaas ku dhintay ugu yaraan 38 qof, sida ay baahisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca socdaalka ee loo soo gaabiyo IOM. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in la soo badbaadiyey 22 qof oo ka mida dadkii markabkaas saarnaa. Markabkan […]

21st May 2025  admin  

Kaligii Taliyaha Jabuut oo doonaya inuu u hododeeyo kursigii ay Fawsiyo u ordaysay inuu uu ku guulaysto Odinga Kulankii 44aad ee golaha midowga Africa ee ka dhacay sanadkaan magaalada xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa lagu sheegay in hoggaanka xiga ee midowga Afrika uu ka iman doono wadamada dhaca bariga Africa. Hoggaamiyaha mucaaradka ee […]

21st May 2025  admin  

Xeraddii Xalane ee Soomaaliya ugu amniga badnayd maanta waa xirnayd oo cabsi ayaa jirtay, diyaarado ma soo degin garoonka Muqdisho amni xumada ka jirta Muqdisho awgeed. Madaxweynuhu wuxuu caawa sheegay inuu Soomaaiya ka qabanayo doorasho qof iyo cod ah. Waa haddii lagaa dhegaysto

21st May 2025  admin  

WAA maxay shaqada ay qabtaan Ciidanka Beelaysan ee NISA

21st May 2025  admin  

Madaxweyne Frmaajo, Madaxweyne Deni iyo wasiir Qosheel ayaa diraya hanbalyada Ciida

21st May 2025  admin  

Beelaha Habar gidir iyo Xawaadle ayaa loo kala bedelay hogaanka NISA Dalka soomaaliya wuxuu horay u lahaan jiray Ciidan sir doon ah ama Nabad sugida oo umadda Soomaaliyeed ka wada tirsanaayeen lana oran jiray National Security Service, Ciidankan ayaa markii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh ku guulaystay hogaanka Soomaaliya uu magacii laga bedelay iyo qaabkii […]