Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th January 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo xilka ku wareejiyey Madaxweyne Ku-xigeenka cusub Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.

18th January 2025  admin  

Xisbiyada Itoobiya oo taageeray is-afgaradka lala galay SNM Ethiopia ayaa mar kale ku celisay inay taageersan yihiin heshiiskii is-afgaradka dhinaca badda ee ay la galeen Somaliland. Golaha Iskaashiga Xisbiyada siyaasadda ee Ethiopia oo kulan ku yeeshay Addis Ababa ayaa sheegay inay ka shaqayn doonaan sidii loo hirgelin lahaa heshiiskaas. War-murtiyeed ay ka soo saareen kulankoodaas, […]

18th January 2025  admin  

Sadio Mane oo aroos weyn u dhigay gabar uu ku tilmaamay inay leedahay sifooyinkii uu doonayey Xafladda arooska ciyaartooyga 31 jirka ah ee u dhashay dalka Senegal, Sadio Mane oo dhawaan ka dhacday dalkiisa ayaa siweyn looga hadal hayaa baraha bulshada. Munaasabada meherka ayaa la rumeysan yahay in ay ka dhacday 7-dii bishan Janaayo deegaanka […]

18th January 2025  admin  

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Itoobiya oo ka dhacay Caasimadda Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kummanaan shacabka reer Muqdisho ah oo ka kala yimid degmooyinka  Gobalka Banaadir iyo deegaannada ku xeeran kala qaybgalay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya ay ku doonayso dhulka iyo badda Soomaaliya, […]

18th January 2025  admin  

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo garab istaagtey Soomaaliya Bayaanka ayaa lagu sheegay muhiimadda ay leedahay u hoggaansanaanta mabaadi’da deris-wanaagga, lagana fogaado wax kasta oo xiisadda iyo colaadaha gobolka sii kordhinayo oo laga shaqeeyo nabad-gelyada iyo xasilloonida gobolka, taasoo gacan wanaagsan ka geysanayso horumarinta iskaashiga iyo isdhexgalka dalalka gobolka.

18th January 2025  admin  

Afhayeenka xoghayaha guud ee QM oo ka hadlay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si aad ah ay uga hortimid Dowladda Federaalka Soomaaliya. Is-afgaradkan ayey Somaliland ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 […]