Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th May 2025  admin  

Nin tuugsada oo la yaqaano inuu tuugsado ayaa safiir laga dhigay…..

10th May 2025  admin  

Isaaqland oo gudaha iyo dibaddaba ka wadda olole ay ku diiddan tahay tegitaanka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee laascaanood Horjoogaha Isaaq Cabdiraxmaan Daahir Aadan oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka hadlay socdaalka la filayo inuu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ku tago magaalada Laascaanood, waxaana uu sheegay inay kala hadleen Maraykanka oo ay ka […]

10th May 2025  admin  

Ugu danbayn Wasiirkii gaashaandhiga waa aqbalay Xil wareejintii uu diidanaa — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Hanka hoos u dhigi maayo, habaar laygu kari maayo, hadafkeyga waan gaari, hadalkana […]

10th May 2025  admin  

MADAXWEYNAHA OO QAABILAY TALIYAHA HAWLGALADA GAARKA AH EE MARAYKANKA EE BARIGA AFRICA. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel ED Norris iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid magaaladda Boosaaso. Kulanka ayaa looga hadlay amniga guud, gaar ahaan Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada […]

10th May 2025  admin  

Saynab Yaasiin: Weriye laga diiday inay xijaab xirato oo iska casishay telefishin caan ah iyo dood ka dhalatay Go’aan iscasilaad ah, bayaan rasmi ah, iyo falcelin caro leh oo baraha bulshada laga bixiyay… Waa sida wariye Saynab Yaasiin ay uga tagtay shaqadii ay ka heysa telefishinka Lubnaan waxa ayna noqotay arrin ay dadku aad u […]

10th May 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Dhakhtarad Maryan Jamac Yusuf ayaa ku geeriyootay degmada Badhan ee gobolka Sanaag Allah Ha U Naxriisto Mamo Dr’s Maryan Jamac Yusuf Oo Ahayd Midwife Mudo 40sano Ka Badan Kamid Ahayd Bahada Caafimadka Degmada Badhan Waxan Ugu Tacsiyen Dhamaan Bulshada Gobolka Gaar Ahan Bahad Caafimadka Badhan